Sokorta Ilkaha sidey u halleyso
Sokorta badan la cunayo aad bay u saameysaa ilkaha iyo gowsaha, dadka aadka u cuna macmacaanka isla markii ayay la kulmayaan ilka xanuun, sidoo kale sokorta waxay keentaa bulumbuliga ilkaha iyo gowsaha.
qofka wuxuu uga badbaadi karaa, inuu si fiican u nadiifiyo ilkaha marka uu cuno, macmacaanka,
duleelka madooban oo ilkaha gala waxaa sabab u ah sokorta, ilmaha nacanaca burburiya ayaa ugu dhow inay ilkaha si dhasi ah ku waayaan.

dadka ka fog macmacaanka ilkahooda dhaqsi uma burburaan.
marka bulumbuliga galo ilkaha xanuun ayay bilaabaan, waxay u baahanahay in dhakhtar la geeyo si loo daaweeyo qofka.
sidoo kale ilkaha marka ay sidaa noqdaan waxay u keenaan qofka madax xanuun joogto ah.
waayo ilkaha waxay ku xiran yihiin neerfayaasha sidaa awgeed xiriir ayaa ka dhexeeya gowsaha iyo madax xanuunka.
Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa
The sugar affects the teeth and molars
Effect of sugar on teeth
Eating too much sugar can damage your teeth and gums. People who eat too much sugar can suffer from toothaches. Sugar can also cause cavities and gum disease.
A person can avoid them by brushing their teeth properly when they eat sweets.
The black holes in their teeth are caused by sugar. Children who chew candy are more likely to lose their teeth permanently.
People who avoid sweets do not have their teeth damaged as quickly.
When cavities develop, their teeth start to hurt, and they need to be taken to a doctor to be treated.
Also, when teeth become like this, they can cause constant headaches.
Because teeth are connected to nerves, there is a connection between gums and headaches.
