Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad Su’aasha: Asc waqti badan cuncun daran ayan ka dareemayaa alaabta hoose gaar ahaan labada faruuryo ee xubinta mararka qaar waxaa la socoda dhacaan cad ah oo adkaado sida caanaga garoorka camal taas maxaa sababo maxaa la dhihi karaa daawadooda Jawaabta: Waxay u badan tahay in infekshan jiro gaar […]
