Timaha oo jarjarmayo marka aan qubeysanayo maxaa keeno

Su’aasha:

gabar 27 jir ah oo marka ay qubeysanayo timaha kasoo daadanayo, heer ay gaarayso ilaa dhilka timo ka buuxsamaan si caadi aan ahayn taas maxaa la dhihi karaa maxaasena lagu daaweyn karaa.

Timaha oo jarjarmayo marka aan qubeysanayo maxaa keeno
Timaha oo jarjarmayo marka aan qubeysanayo maxaa keeno

Jawaabta:

Daadashada timaha sababo badan ayaa keeni karaa.
waxaa ugu muhiimsan isbadalka hormoonada jirka, waxaa kaloo keeni kara daawooyin qofka uu qaadanayo, waxyaalaha qaar laysku qurxiyo iyagana way keeni karaa dhicitaanka timaha.
Sidoo kale mushkilooyinka nafsiga firkirka badan.
Waxaa fiican qofka inuu is baaro si loo ogaado mushkilada dhabta ah oo u keentay hoobashada timaha.

Hair loss can be caused by many reasons.
the most important is hormonal changes in the body, it can also be caused by medications that a person is taking, and some cosmetics can also cause hair loss.
Also, many psychological problems.
It is better for a person to examine themselves to find out the real problem that caused hair loss.

Leave a Reply