Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno

Su’aasha:

Asc, qof waqti dheer ka sheeganayaa xanuun dhanka galmada ah.
1-marka biya ka baxaya xanuun dareemaa

1-iyo xur udareema shuft

Maxaa keeno ?

Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno
Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno

Jawaabta:

Xanuunka iyo hurka ninka uu dareemo xiliga biyabaxa waxaa sabab u noqon kara arrimo badan:

Waxaa ka mid ah:

1- Xubinta Prostatada la dhaho in infikshan ka jiro, taas waxay keentaa xanuun xiliga kaadida iyo xiliga biyabaxa.

2- Xaniinyaha inay xanuunsan yihiin, taas waxaad ku ogaan kartaa marka aad gacanta ku taabanayso.

3- Cusbada kaadimareenka fariisato oo kelliyaha ka timaado, taasna waxaa lagu ogaan karaa qofka xanuun inuu ka dareemo dhinacyada.

Waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto oo aad is baarto.

 

The pain and burning that a man feels during urination can be caused by many things:

Among them:

1- The prostate gland is said to be infected, which causes pain during urination and urination.

2- The testicles are sick, you can tell by touching them with your hand.

3- Salt in the urine that accumulates and comes from the kidneys, and this can be known by the person feeling pain in the sides.

It is best to go to a doctor and get yourself examined.

Leave a Reply