Hilib geel weysada ma jabiyaa Su’aasha: Hadaan cuno qado ama casho bariis iyo hilib geel anoo wayso qaba maku tukan karaa waysadaas hlibka geela miyaa sida hurdada iyo istinjada jawaab degdeg. Jawaabta: Culimada fiqiga way isku khilaafeen hilibka geela inuu weysada jabiyo iyo in kale, taasna waxaa keenay xadiiska kusoo arooray oo laysku khilaafay fasirkiisa […]
Hilib geel weysada ma jabiyaa
