Fiirinta farjiga xaaska indhabeel maa laga qaadaa Su’aasha: Waxaan maqlay qofka sheekh sheegaya xadiis reebaya qofka inuu fiiriyo fariga xaaskiisa hadduu sidaa sameeyo wuxuu ka qaadaa indhabeel xadiiskaas ma jiraa haduu jiro ma saxiix baa jawaab ayaan idinka sugayaa. Jawaabta: Xadiis ayaa kusoo arooray oo reebaya inuu qofka fiiriyo xubinta taranka xaaskiisa iyadoo aysan jirin […]
