Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay

Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay Su’aasha: A S C naag la qabo nin kale aad uga jeclaatay ninkeeda xidhidh qarsoona ninka kale la yeelatay naagtan xaqi u ninkeegu ku lahaa dhinaca galmada, farxada, ixtiraamka, koolkoolinta iyo iwm ninkeeda intay u diido ninka miyay siinaysa […]
Badeecada in la qaaliyeeyo ama dadka lagu khiyaano

Waqtiyada abaarta ama marka uu dhib jiro ganacsatada qaar fursad ayay u arkaan inay dadka ku qaaliyeeyaan badeecada, way keydiyaan wax kaste si uu qaali u noqdo waliba xiliyada dagaalada, taas waa wax aad u foolxun oo diinta ay la dagaallantay, waxaa kusoo arooray aayado iyo axaadiis badan. Diinta islaamka waxay fartay in laga fogaado […]
Lacag ayaan qof ka qaatay sideen ugu celiyaa

Su’aasha: Asc Asc wallo waxan kaga bahanahay talo yar in aad isiiso madama talaada ay tahay mid diinii ah waxan ahay wiil dhalinyaro ah waxan lacag yar oo xaraam ah ka cunay wiil aan saxiibo nahay lacagta waxan raba inan u celiya balse sidaan ugu celiya aan ku dhaha lacagtas waan ka cunay ii caafii […]
Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya

Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya Su’aasha: waxan din kaga bahanahay cawimad aad baan u walwalsanahay aniga xaas ayaan leeyahay waxaan iska rebi la’yahay firsashada filimada xunxun waliba an ku waalnahay filimada wasmada futada dumarka daba weyn taas waxay igu riday inaan aad u fiiriyo dumaashidayda xaaskayga walasheda oo hablaha gadaal u weyn ka […]
Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa Su’aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego lacag inaan kala baxay, haddaan u sheego […]
Abaalka khiyaanada waa maxay?

Abaalka khiyaanada waa maxay? Khiyaanada iyo dhagarta waxay ka mid tahay waxyaalaha qofka aadanaha dhib weyn u keena adduun iyo aakhiraba khiyaanada qofka ku kaca astaan ayaa loo yeelayaa oo lagu garto, khiyaanada noocyo badan ayay yeelan kartaa si kaste ha ahaatee waa xaaraan. albaabka khiyaanada kuu furayo waa jidka xun oo beenta kugu xambaarayo, […]
