Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Nadarka inta nooc uu u qeybsamo kan waajibka iyo midka xaaraanta ah

Su’aasha: Nadarka meqa ayuu uqeybsama Jawaabta: Culimada noocyada nadarka waxay u qeybiyeen toddobo nooc: 1- Nadarka xanaaqa ka dhasha, kaas oo dhaarta oo kale ah wuxuuna qaadanayaa xukunka kafaarada dhaarta 2- nadarka daacada sida qofka inuu dhaho: waa inaan soomaa ama haddii Ilaahay qofka iga jirran caafiyo waa inaan sadaqo bixiyaa, waxaana daliil u ah […]

Categories
Software

Webiste kuu sheegaya webyada iibka lagu kalsoon yahay

Webiste kuu sheegaya webyada iibka lagu kalsoon yahay Sida la og yahay waayahan waxaa soo batay qofka inuu netka wax ka gato asoo adeegsanaya kaarka Visa iyo wixii la mid ah, marka arrimaha oo dhan waxay isugu soo biyashubanayaan online waxaa jiro webyo iyo apps oo aad ka fulin karto iibka. Haddii aad tahay dadka […]

Categories
Caafimaadka Health

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa Su’aasha: Asc walaalaha daruur saq dhexe habeen nimo ayaan lasoo toosay xanuun qeybta Sare ee jirka ah gaar ahaan wajiga Madaxa Sanka iyo indhaha Waxaa saaid la iiga hayaa indhaha oo I xanuunaye iyo sanka iyo masxkada inta u dhaxeysa oo i ololaya cantuufta markaan liqayana dhuunta ayaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada tukeyaal oo is dagaalaya oo qaylinaya

Riyada tukeyaal oo is dagaalaya oo qaylinaya Riyada: Asc bahda daruuro wllyalow riyo iga yabaisay ku riyooday Waxaan ku riyooday hawada oo tuke qaylinayo dadaboolay tuku kurtigii afkay isla dhacayaan waxana kayeeraya qadh qadh wuuna qaylinaya waxaana hawada meela dhexdeeeda ah taagan dalad ay dad haystaan dadku mabadna tukaha qaylinya  ka badan daladuna way heehaabaysaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan

Riyada: Asc bahda daruuro wll gabar walashey ah waxay ku riyootay iyadoo guri uu ninkeedu kitaabta ku aqriyo aaday oo markay guriga har istaagtay 7 habrood kasoo baxeen guriga barandaiisa fariisteen ninkeediina kasoo baxay guriga isagoo 7 shandarawo wata barandaduusaaray  shandarawoyin markaa waxaa imaday 2 naag oo   dhalinyaro ah waxayna ka qaateen kabaheedii isii markay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso

Riyada: Hoyadeyda Waxay ku riyotay iyadoo aabaheed OO goor hore dhintay oo u qabeynayso sida caadi ah , waxaana laga joogaa xili U dhintay sano badan. Fasirka: Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa in Alle idinka daahirin doono xumaanta oo idinka dhigi doono dad wanaagsan oo nadiif ah, waalidka dhintay falka kasoo fulaya wuxuu ku soo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen

Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigoo Jooga meel la Jooga nin Harqaanle ah on Garanaayo waxu dubaayay hilib waxaan cunay cad hilib ah oo la fry Gareeyay balsa aan aad loo Karsamin kor wu bisla gesna xoga kama bislen balsa aniga cadi ayu I […]