Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Daawada jilcisada diinta waxa ay ka qabto

Daawada jilcisada diinta waxa ay ka qabto Su’aasha: Walal jilcisada timaha xukunkeedu muxuu yahay? Jawaabta: Daawada timaha lagu jilciyo haddaysan ka samaysnayn wax xaaraan ah ama nijaas ah wax dhib ma laha mana soo galayo qofkii sidaas sameeyo dadka khalqiga Ilaahay doorinaya, maxaayeelay ma aha wax joogto u baddalaya timaha waa kaliya wax laysku qurxiyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran

Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday qof lug dhaawac ka  ah ee fadhiya ama nabar Ku yaalo lugta hilibka waxa ka hoseyo oo meel yar oo god ah leh dhawac nabarkaso bogsanaayay ama QalalaN oo ay quranjo yar oo Madoow ay donayso inay qaniinto Quranjadas ma rabin […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka Su’aasha: Asc webka daruur.com waxan rabaa inan wax ka ogaado malabka maacun ee turkida sameyso iyo wax tarkiisa. Jawaabta: Malabka loo yaqaano ” Themra Macun honey ” oo Turkey laga keeno, malab kaliya ma aha waxaa ku jiro geedo badan oo xoojiya kacsiga wuxuu kor u […]

Categories
Talooyinka Consultation

Midabka wheatish sideen ku yeelan karaa

Su’aasha: Asc walaal waxaan rabaa inaa ii sheegtid waxaan jeclahay midabka wheatish ka inaa yeesho waxaana ahay qof cad majiraa wax iga dhigi karo midabkaas ama wax la isticmaalo page yo badan aan fiiriyey waxay ii sheegayn in ay jiraan agabyo la isku madoobeeyo majirtaa ma run ba haday jirtana ii sheeg aan isticmaalee Tan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh Riyada: Walaal xalay waxaan ku riyooday anigoo jooga meel ay gabadhi ku foolanaysay gabdhabaa markii laga dhalinayay goob joog ayaan u ahaa kadib waxay dhashay wiil yar oo qurux badan lkn ilko ku dhashay ilkihiisuna dhamaystiranyihiin oo ay simanyihiin dadkii oo dhan ayaan wada yaabannaa oo aan aniguna ku […]

Categories
Aqoonta Guud Talooyinka Consultation

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad) Mawduuceenii hore waxaynu si guud u tilmaannay Dhibaatooyinka ay keenaan daawashada aflaamta galmadu sidoo kale waxaynu si gaar ah u tilmaannay saamaynta taban iyo waxyeellada ay aflaamtani gaadhsiiyaan qalbiga iyo ruuxda, sidoo kale inay keenaan welwel iyo murug aan dhammaanin oo si joogto ah usoo wajaha qofka […]

Categories
Fatwada

Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa

Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa Su’aasha: Hadi aan kuhadlo nadar soconayo inta noolashada ka dhiman tuusale isbuuc kasto wa in aan quraanka dhameeyo wana awoodi wayay hadi aan dhameyn wayo marka oo aan kufashilmo inan quraanka dhameeyo 3 bari ayan soomi That means isbuuc kasto 3 bari aya wajibaya Tana […]