Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina

Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina Riyada: Waxan ku riyooday anigoo madina jooga garab socda ama lugaynaya kaligay ahaa waxaan arkaya manaarada iyo masjidka nabiga niyada aan leeyahay nabi muxamad scw ayaa halkaas ku Aasan kadib waxan umalayna misaajidka waa buuxay salaadi maqrib ayay ahayd banaanka ayaa kusugnay kadib salaadi marki lagabaxay ayaa masjidki galay […]
Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo

Riyada masjidka oo salaad farad lagu tukanayo Riyada: Riyada waa Adnigo masjid jooga salad faral ah safka kowaad kutukanayo kadib salaada aan kitaab quraan akhrinayo si aan uxifdiyo cashir igu adag macallinki yaraanti uu kaadhagaysan Rabo xifdis misaajidka aad wada joogtaan walalkay oo iga yar ayaa macallinka kudhahaya Macallin soo dhaqso misaajid ka ijtimaaca ayaa […]
Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay

Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday anigoo masjid kujira ayaa ninbaa ninkale ku yidhi ina keen debeda ubaxnee boobelkana kor uhay Anna intaan ku dhaqaaqay ayaan ninkii gacanta soo qabtay waxaan ku idhi kiikale iskaga tag oo orod adigu debadaad sheegayso qabo waan ka reebay intuu isoo […]
Riyada duulista iyo masajidka

Riyada duulista iyo masajidka Riyada: Waxan ku riyoday aniga oo ordaya aadna u cabsanaya waxan ka ordayay dad badan oo aan aqoonin sidii aan u ordayay ayan duulay waxana ku dagay magaalo hore aan oga so guurnay masjid ku yaalo kadib dadkii masjidka joogay way iwada eegayen iyagoo ila yaaban aniguse madaxaygu wuu qaawna aniga […]
Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah

Riyada jiifka masjidka iyo nin ganacsade ah Riyada: Asc waxaan kuriyoday 2 riyo oo isku mar ah 1):- waxaan kuriyoday anigoo masaajid jiifa siiba meesha imaamka uu kutukada waxaa ii timid nin aan garanayo wuxuu iyidhi magacayga ayuu kudhawaqaya kaca Ina tuji saladii duhur way gadhay waxaad u baahanahay waad helaysaan isla duhurkan , Intaan […]
Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan

Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan Riyada: Waxan ku riyadoy anigo masjid ay culumo ka buuxda ku jiro u ka mid aha sh,xusen cali jabuti ka dibna masjidka dhexdisa ayan ku kaadiye lkn kadida ku tala gal igama ahayn wey iga baxsaty ka dib anigo xishonaya ayan ka so baxy masjidka o […]
Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah Riyada: Waxaan Ku riyoday Masajid iyadoo tahay jimco anigo saf Dambe ano la fadhistay Nin oday an Aqan meshaso ahayd qayb Daash ah oo ka Tirsan masajidka sali fidsan Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa faraj dhow inuu kuusoo socodo sidoo kale farxad weyn inaad heli doonto, ciriiriga ku haystay […]
