Haddii soon badan laygu leeyahay kafaaro ma bixin karaa

Haddii soon badan laygu leeyahay kafaaro ma bixin karaa Su’aasha: Haddii soon badan laygu leeyahay ana rabo inan kafaro sameyo Soonka OO aad ubadan owgii madaama aan markasta maskiin qudiin karin lakin aan lacag leeyahay Soonkana ifuduud yahay maqadan kara shardiga laabad ee soonka ah 3da Malin Mida kale la qasaba in aan xiririyo seddexda […]
Nadarka inta nooc uu u qeybsamo kan waajibka iyo midka xaaraanta ah

Su’aasha: Nadarka meqa ayuu uqeybsama Jawaabta: Culimada noocyada nadarka waxay u qeybiyeen toddobo nooc: 1- Nadarka xanaaqa ka dhasha, kaas oo dhaarta oo kale ah wuxuuna qaadanayaa xukunka kafaarada dhaarta 2- nadarka daacada sida qofka inuu dhaho: waa inaan soomaa ama haddii Ilaahay qofka iga jirran caafiyo waa inaan sadaqo bixiyaa, waxaana daliil u ah […]
Soonka nadarka haduusan xiriirin kafaaro ma bixin karaa qofka

Su’aasha: Asc sida aad marar hore ishegteen Hadi ruuxa soon nadar oo xirira ugalay oo fulistisa awoodi wayo khafara ayu laimanaya kwrn Hadi soonka usan xiririn lakin ubadanyahay tuusale 15 jer oo min 30ah isagana ma khafarada miyuu la imanaya ? Aniga waxaan kawalwaln Sanahay siigadi aan sameeyn jiray markasto sameeyo aad Ayan umurugooda in […]
Sodon maalin ayaan shardi ku galay inaan soomo mana awoodo

Su’aasha: Siigada OO mudo kamaqna ayan Dib ubilabay wayo waxaan ogaday inan laanteeda joogi karin markan sameeyo wan kashalaya waxana goansada inan Dib dambe usameynin shaydaanka wuxuu idhaha shardi gal marka habeenki ciida so galaysay ayan sameyay aad ban uga xumaaday waxaa iguso dacay 30 soon hadad Dib dambe usameysid wana kuhadlay wayna iguwajibtay isla […]
Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda

Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda Su’aasha: Qofka 50 ama 60 maalin OO xiriir ah inu soomo miyuu awooda inu ruuxa awoodin maxa lugu garan kara qofka da’da yar lakin siigada ay dishay isaga miyuu awooda? Jawaabta: Taas waxay u noqonaysaa awoodda qofka uu leeyahay, qofkii jirran oo kallaiyaha […]
Nadarka shaydaanka sida loo reebo

Su’aasha: ASC waxaad igu so cel celisen waswas aya kuhaya OO nadar madan kaalin waxaan xaqiiqsay inu waswas ihayo sababtoo ah waxaan is iri waswas aya kuhayo sheekadii iyo kafikirki soonkas nadarka ahna wan Iska xiray isla markiba Mel igu so galay OO wuxuu yiri hadi nadarkas aad kuwarertay hada mid fresh ah gal tas […]
Nadarka markuu bato hal kafaaro maku filan tahay

Su’aasha: ASC sida aad shegten waxa jira xadiis oranayo kafarada nadarka wa tan dharta waxadna shegten hadi ruuxa ugalo Soonka usan fulin karin kafarada dharta ayuu la imani lakin waxan jeclahay inan idin waydiyo hadi sooman Kala duwan OO nadar ah ugalo una awoodin fulintiisa makafaradas ayuu la imanaya mid walba OO soonkas kamid ah […]
