Riyada anoo qubeysanayo saxaro shuban ah iga timid

Riyada anoo qubeysanayo saxaro shuban ah iga timid

Riyada anoo qubeysanayo saxaro shuban ah iga timid Riyada: Asc walal wxn ahay nin guursaday hada horayna xaas hore u furay waliba si aan fiicnayn kukala tagay maalmahan qof Cibaado badan adkaar badan akhristo ayaa ahaa habeen dhawayd oo jimco ahayd ayaa salaadi cisha soodukaday aad ayaa udacaystay bini adamkana waan cafiyay arrimo aan niyada […]

Riyada naag oo meel banaan ku qubeysanayso

Riyada naag oo meel banaan ku qubeysanayso

Riyada naag oo meel banaan ku qubeysanayso Riyada: Waxan kuriyoday anigo oo kuĀ  qubeysanayo meel banan ah oo darkeyga xiran Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysa inaad ka towbad kaani doonto dambiyo ay horay u gashay Sidoo gurigaaga inuu noqon doono mid aad u degan oo aan buuq lahayn Halkan ka daawo riyada qubeyska   The dream […]

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay Riyada: wll waxaa jiro nin habaryartayda qabijiray wiil ayee udhashay way umulraacday markay dhalaysay ninkeda ayaa lajogay dagaal ayaana kadhaxeyay intay uurka laheed inay iska furto aye rabtay lkn ayeeyo ayaa udiiday dadka dhan waxay dhahaan ninkan ayaa sawab uahaa dhimashadeda maxaa yelay asiga ayaa […]

Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso

Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso.

Riyada: Hoyadeyda Waxay ku riyotay iyadoo aabaheed OO goor hore dhintay oo u qabeynayso sida caadi ah , waxaana laga joogaa xili U dhintay sano badan. Fasirka: Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa in Alle idinka daahirin doono xumaanta oo idinka dhigi doono dad wanaagsan oo nadiif ah, waalidka dhintay falka kasoo fulaya wuxuu ku soo […]

Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo

Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo

Su’aasha: Xalay waxaan ku riyooday aniga markaan qubaysanaayo biyo ayaa banaanka dhibtaa markuu qabow noqdo ayaan ku qubaysaataa marka xalay ayaa ku riyoonaa yey inaa meeshii biyaha ahaa aan ku qubaysto caano geel oo macaan ah oo suusac macaan ah dhaansanayo oo aan rabo inaa ku qubaysto riyadaas maxaa waaye mahadsanid Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Riyada galmada saddex gabdhood maxay tahay

Riyada galmada saddex gabdhood maxay tahay

Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GALMONAYA GABADH AAD U QURUX BADAN AYAA GABADH KALE KUSOO BOODAY OO TIDHI II BANEE OO AY SOO QABATAY IYADOO AAD U HAMUUM QABTA OO AY IGA DUL KICISAY ANA KURSI AYAAN KU FADHIYAY GABADHII […]

Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo Wabiga ku qubeysanaya oo biyo badan ay socdaan lakiin wax halis kama dareemin marka laga reebay alaab aan watay sida tarmuus iyo kirliga shaaha aan waayay iyo inaan si nabadoon oo an cabsi laheyn ugu baxay dhanka kale ee wabiga anoo dabaalanaya kadib markan xaga tagay family la […]