Riyada gabadh xijaaban oo asturan oo guriga soo galayso

Riyada gabadh xijaaban oo asturan oo guriga soo galayso Riyada: Asc walal waxaan ku riyooday gabadh xijaaban oo sifiican u asturan oo xaafadanada soo galayso waxay horay usiigashay guriga hoose markaas kadib waxaa safar dag dag ah kuyimid walaalkay oo xaafada yimid waxaad moodaa xaafada inay tahay aroos kadib labo walaaladay ah ayaa cunto cunaya […]
Riyada gabar wiilka aan jeclaa iga jeedisay

Riyada gabar wiilka aan jeclaa iga jeedisay Riyada: Waxan ku riyodey ano Mel gwr aqan jogo markas ile tahay nagtas ma daqan ana indhaha u jabina sida qof yaqan iska dhiga kadib ba mamadi so fadhisade agden gawadhi ba iku diri wa heblayo hablayo side dahay bey I diri ana wxn dhahay alxm habo fcn […]
Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday

Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday Riyada: Iso fasira idinkow mahadsan gabar leyla qabo ayaa iso waceyso waliba si wanagsan ila hadleyso sas ooy tahyne weli isma maqlin 2dena marka maxe noqon kartaa callkaas wa mhdsntihin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xasilooni iyo deganaan dhinaca ninkaaga waa riyo wanaagsan […]
Riyo waa sixiran tahay laygu dhahay

Riyo waa sixiran tahay laygu dhahay Riyada: Sheekh Alle ha ku barakeeyo waxaan ku riyooday aniga oo salaad tukanaayo ayeeyo ila socotay kadib markaa dhamaynay ayeeyo waxay i dhahday naag naga horaysay salaada qaab qaldan ayey u tukatay kadib naagta way dhoolacadesay mid jees jees camal kadib biyo ayey na warsatay in aan siino marka […]
Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso Riyada: Nin haduu arko naag buuran oo jir ah isagoo la kaftamayo kaddib dhulka ayay ku ridaysaa asoo baqaya ayuu naxaa riyadaas maxay tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas in ciriir uu kala kulmi doono aduunyada waliba gaar ahaan dhinaca shaqada ama waxbarashada. Naagta waxaa lagu fasiraa […]
Riyada naago saaxiibo aad tihiin

Riyada naago saaxiibo aad tihiin Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga hablo aan school primary wada dhigan jirnay oo mid la guursaday ku leh ala waan kula soo hadli lahaaye number waan waayay mid kale ayaa igu leh kuma garanayo iskukay sheeg taas ayaan islaynay si xun iila hadashay Fasirka: Riyada waxay […]
Riyada gabar aan aqaano oo igu qosleyso

Riyada gabar aan aqaano igu qosleyso Riyada: Waxan ku riyoday gawar an aqano wane gawar raxaweyn waxa arka ayado I egeyso marna ayado iku qosleyso waxan kalo arga habo yarday o I leh wilka jecshahay gawadhas ayu raba wala sina haye iska dhahay hadane waxan ku riyoday gawar abtikey o I firineyso waxan dhhy abyo […]
