Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa

Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa

Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa Su’aasha: Wiil aad dhashay hadaad ku tidhaa adigoo cadhaysan waxaagu waa iga xaaraan (maalkaagu) xaaraan miyuu kaa noqonayaa oo hadaad cunto ma xaaraan baad cuntay maxaase ka ratibmaya (ka waajibaya) hadaad cunto aad baan kuu salaamayaa sheekh Jawaabta: Haddii aad naftaada ka xarrimto shay […]

Haddii soon badan laygu leeyahay kafaaro ma bixin karaa

Haddii soon badan laygu leeyahay kafaaro ma bixin karaa

Haddii soon badan laygu leeyahay kafaaro ma bixin karaa Su’aasha: Haddii soon badan laygu leeyahay ana rabo inan kafaro sameyo Soonka OO aad ubadan owgii madaama aan markasta maskiin qudiin karin lakin aan lacag leeyahay Soonkana ifuduud yahay maqadan kara shardiga laabad ee soonka ah 3da Malin Mida kale la qasaba in aan xiririyo seddexda […]

Nadarka inta nooc uu u qeybsamo kan waajibka iyo midka xaaraanta ah

Nadarka inta nooc uu u qeybsamo kan waajibka iyo midka xaaraanta ah

Su’aasha: Nadarka meqa ayuu uqeybsama Jawaabta: Culimada noocyada nadarka waxay u qeybiyeen toddobo nooc: 1- Nadarka xanaaqa ka dhasha, kaas oo dhaarta oo kale ah wuxuuna qaadanayaa xukunka kafaarada dhaarta 2- nadarka daacada sida qofka inuu dhaho: waa inaan soomaa ama haddii Ilaahay qofka iga jirran caafiyo waa inaan sadaqo bixiyaa, waxaana daliil u ah […]

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Su’aasha: Shardi inan galay ayan umaleynaya kaso ah in Salad kasta OO wajiib ah aan safka hore ku tukado hadi aan sameyn wayo midka kasto 100k Malin aan soomayo inkasto aan wayso qadanayay shaydaan ka inan Iska narayay na aan xasuusto hadana waxaan ubadinaya inan ku hadlay Madama 100 kun OO Malin aysan macquul aheyn […]

Dhaarta beenta lagu dhaaranayo kitaabka quraanka karimka danbiga ay leedahay

Dhaarta beenta lagu dhaaranayo kitaabka quraanka karimka danbiga ay leedahay

Dhaarta beenta lagu dhaaranayo kitaabka quraanka karimka danbiga ay leedahay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan dhaarta beenta lagu dhaaranayo kitaabka quuranka karimka danbi inte leeg bay leedahay iyo qof’ka been ku dhaartay kitaabka quraanka sidu ilaahay (s,w) ugu danbi dhaafaya mida kale arin walba ma lagu dhaaran kara kitaabka quraanka jawaab fah […]

Nadarka iyo waswaaska soonka kafaarada dhaarta

Nadarka iyo waswaaska soonka kafaarada dhaarta

Su’aasha: ASC waxaan dhageystay Soonka nadarka iyo sualihii aad kajawaten aniga waxaan ahay qof waswas qaba marka waxa igu so dhacday wax yala badan sida nadar gal inad hadad mar dambe dad xamato 100 soon ,sida hadi aan been sheego 50 sida hadi aan imtixaanka kabasto 70 soon aad ayan ula murugeysanahay Sualaheyga wasidan Soonka […]

Soonka nadarka ee kafaarada dhaarta ma laysku xiriiriyaa

Soonka nadarka ee kafaarada dhaarta ma laysku xiriiriyaa

Su’aasha: Wax yar kahore ayan sual idin so waydiiyay majeclen inan idin dibo lakin wixii diinta kusaabsan wa ina laga jahil bixiya marka Soonka nadarka hadi aan qaldaneyn wa sidan 1. Qoor xureynteda 2.10miskin quduntooda 3.soon 3malmood ah marki hadi aan sedex maalmood aan awooda maxa yelY adoon malahan hada anigana arday ayan ahy waxaan […]