Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada wiil habaryar dhashay oo sun cabaya

Riyada wiil habaryar dhashay oo sun cabaya Riyada: Waxan riyo ku arkay wiil habar yarteyda dhashay oo cabaya biyo sun ay ka buuxaan maxa lagu fisiri karaa. Fasirka: Riyada sunta fasir kala duwan ayay yeelan kartaa laakin riyadan waxaa laga fahmayaa qofkaas biyaha sunta ka buuxdo cabbaya in cadaadis badan uu dareemayo oo uu la’yahay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayo

Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan xalay kuriyooday nin wasiira oon isku cidnahay oo xilkii laga qaaday gabar aan aqaano loo dhiibay anina aan lajoogo gabdha oo xafiisk guti fadhiyaalo oo xafiiska ayaan fadhinay a ana aan shaqaalo xafiiska kamid noqday oon guri karaadsanoyo meel aan isleeyahay waa meel ay wasiiradu dagaan oo amaana waxaana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan

Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan Riyada: Asc walalahey ga page kan gacan ta ku haya waxan raba riyadan in la I fasiro hada 2 saac ka hor ayan salad fajr tukaday inta ay sacada/alarm iga kicin waxan riyo ku arkay nin aad & aad u xajmi/ muuqal weyn. oo ku jira markab aad […]

Categories
Af English

Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K

Labada xaraf “CH” afka ingiriiska dhawaaqyo kala duwan ayay qaataan, laakin waxaa u badan “K” ahaan loogu dhawaaqo marka ay ka horreeyaan shaqal ama ay ugu dambeeyaan, way dhici kartaa inay khilaafaan qaacidada aan soo sheegnay laakin tusaalahan ayaad ka qiyaasqaadan kartaa. The two letters “CH” in English have different sounds, but they are usually […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah Riyada: Asc waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah waxaan so kacay anigo aad unaxsan si aan qof dintay ooga nixiin maxay noqon karta. Fasirka: Riyadan fasirkeeda wuxuu u badan yahay inuu noqon doono isbadal muuqa, culimada riyada fasiro waxay qabaan qofkii ku riyoodo […]

Categories
Software

App qoraal kaste cod u baddalaya

App qoraal kaste cod u baddalaya Webkan qoraalka wuxuu u baddalayaa cod, waana qaab sahlan file kaste ayaad soo qaadi kartaa PDF ama Word ama copy ayaad kusoo sameyn kartaa, markaas ayuu kuu akhrinayaa waana applicationĀ  u baahan inaad iska diiwaangaliso. Drag and drop your files, or type, paste, and edit text here. Natural Reader […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin Riyada: asc wll waxaa jiro wiil xiriir jacayl naga dhaxeeyo wiil ayaa ladhashtay xaasle waaye sanad kahor ayuu guursaday marka su,aasha waxaa waaye xalay ayaan ku riyooday ninkas xaaslaha ah xaaskiisa anigoo lajogo talefankeda heesto kadib ayaan ku arkay sawir asi cowradiisa ayadoo afka cml udhawenayso […]