Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo Su’aasha: Dawadan ladhoho Rhino 10k maxa lo isticmalaa sawirkeda Wan so dhigi Kari wayay Jawaabta: Haddii aad ka waddo daawada lagu magacaabo Rhino C waa daawo loogu talaggalay in lagu daaweeyo hargabka iyo caburnaanta dhuunta xiliga qofka hargabka hayo, waxay wadataa xanuunjoojiye iyo qandhajabiye waxaa kaloo ay […]
Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa Su’aasha: Asc walaalaha daruur saq dhexe habeen nimo ayaan lasoo toosay xanuun qeybta Sare ee jirka ah gaar ahaan wajiga Madaxa Sanka iyo indhaha Waxaa saaid la iiga hayaa indhaha oo I xanuunaye iyo sanka iyo masxkada inta u dhaxeysa oo i ololaya cantuufta markaan liqayana dhuunta ayaa […]
Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc Doctor cunug umula ayaa iga caburmay markuu 26 bari marayo awal caadi buu u neefsanayay 3 dhaqtar ayaan geyay mid waxuu dhahay qolof qplof ku jirta midna waxuu dhahay sanka dulbaa si dabiiciya u xidhan hadaba naaska wuu nuugaya lkn jifka ayaa xidhidhi dareemayaa Hadaba […]
Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay

Dowladda India waxay sheegtay inuu ku dhex faafay dalka India oo dhan feyras loo bixiyay feyrska yaanyada (Tomato flu) wuxuu ku dhacay 82 labo caruur naasnuug ah. Waxaa lagu gartaa feyraskan qandho aad u daran iyo nabro jirka kasoo yaaca jirka oo dhan wuxuu noqonayaa guduud sida yaanyada oo kale, sidaas ayaa loogu bxiyaya magaca […]
Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay

Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan wiilkayigu wa 8 jir xili kasto hawadu qabawudahay aad u qufaca /dry cough/ marka dhakhtarka wan geeya waxay daawo siiyan /paracetamol & antibiotics syrup/ wax yar bu ku fiicnaada hadana u kusoo laab’ […]
Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca Su’aasha: sc waxaan maqlay toonta aad bay ugu roon tahay qofka hargabka ku dhacay hadalkaas maxaa ka jiro? Jawaabta: Hadalkaas wax sax toonta aad bay ugu roon tahay hargabka iyo dhuun cuncunka, waxaa la sheegay inay toonta ku jirto maaaddo lagu magacaabo Allicin waa maaddada urka toonta […]
Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada

Naqaska oo ku dhagaya qofka hurdaya sababta iyo daawada Su’aasha: scw markaan hurdayo neefta ayaa ciriiri igu noqoto naqaska ayaa igu dhago hawada ma qaadan karo huradadana waan kasoo kacaa arintaas awgeed ciriiriga neefsashada maxaa keeno. Jawaabta: Arrinta aad ka cabanayso waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa ka mid ah xasaasiyadda xabadka oo ka dhalan […]
