Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan Waxtarka sanbuuska dhanka caafimaadka waxay ku xiran tahay sanbuuska waxa lagu shubay, haddii ay yihiin waxa lagu shubay wax nafaqo leh sanbuuska markaas wuxuu noqonayaa mid nafaqo leh. Caadi ahaan sanbuuska waxaa lagu shubaa hilib iyo basal iyo barbarooni, taas waxay keenaysaa inuu ka kooban yahay waxyaalo kala […]

Categories
Caafimaadka Health

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro Suunka baruurta caloosha lagu yareeyo wuxuu u kala baxaa dhowr nooc, waxaa jira mid caadi ah oo ka samaysan maaddo balaastik oo kale ah ama maro adag layloon ah. Midkaan wuxuu majuujiyaa baruurta caloosha wuxuuna gubaa dufinta xalusta wuxuuna anfacaa raga iyo dumarka. Dad badan ayaa suunka caloosha […]

Categories
News

Xubinta dumarka maxaa weyneeya

Xubinta dumarka maxaa weyneeya Dumar badan waxay is weydiiyaan su’aashan oo u baahan jawaab cilmi ku salaysan,  marka aan u eegno si cad waxaan ogaan karnaa arrimo badan oo muhiim ah. Siilka dumarka caadi ahaan labo dhinac ayaa laga eegayaa dhinca waa banaanka cambarka dhinacna waa gudaha. Weynaanta xubinta taranka gabdhaha waxaa inta badan laga […]

Categories
Bulsho Society

Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig

Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig Maanta waxaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sheekh ka mid ah culimada mad’habka imaam Shaafici ee soomaaliya Waa Shiikh Cusmaan Sh Cumar Sh Daawuud Culusow Sheekha Ilaahay ha u naxariistee wuxuu ahaa sheekh caan ah oo lagu bartay akhriska kutubta diinta. Wuxuu soo saaray arday iyo xer aad u […]

Categories
Bulsho Society Fatwada News

Waqtiga Salaadda Prayer Times in World

Waqtiga Salaadda Prayer Times in World You can find here Daruur site time prayer in the world, you must select the country and city you live Halkan waxaad ka helaysaa waqtiga salaada subax ama salaadda fajar iyo salaada Duhur iyo Casir iyo Maqrib iyo Cisha. Waqtiga Salaada halkan ayaad ka ogaan kartaa adoo dunida meel […]

Categories
Bulsho Society

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh Halkan waxaad ku arkaysaa dhowr maahmaah oo caalami ah oo kala duwan, wadamo badan ayaa laga adeegsadaa maahmaahyadan. Waa maahmaahyo xul ah, af ingiriis af faransiis af hindi af jabaan af shiinees af carabi af holandees af bolandees af jarmal iyo afaf kale badan. waxaa loo tarjumay […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban Geedka baytaraafka ama baarbiyaatarka oo afka carabiga loo yaqaano الشمندر  ama  الشوندر  ama البنجر   ama  الباربة  ama  السلق afka ingiriiskana loo   yaqaano Beta vulgaris ama beet wuxuu ka mid yahay qudaarta aadka ugu fiican caafimaadka waxaa laga helaa faa’idooyin badan aan lasoo koobi karin. Wuxuu leeyahay Vitamin B iyo […]