Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan Waxtarka sanbuuska dhanka caafimaadka waxay ku xiran tahay sanbuuska waxa lagu shubay, haddii ay yihiin waxa lagu shubay wax nafaqo leh sanbuuska markaas wuxuu noqonayaa mid nafaqo leh. Caadi ahaan sanbuuska waxaa lagu shubaa hilib iyo basal iyo barbarooni, taas waxay keenaysaa inuu ka kooban yahay waxyaalo kala […]
Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida Soomaalida sanbuuska ay sameeyaan si gaar ayay u sameeyaan oo ka duwan siday carabta u sameyso, inta badan wuxuu ka kooban yahay bur oo fooliyo ah iyo basal iyo barbarooni iyo hilib shiidan, laakin carabta waxay galiyaan qudaar ama jubno “farmaajo” meesha hilib laga galiyo sanbuuska soomaalida. Eeg sanbuuska soomaali […]
Sawirada sambuuska Soomaaliyeed

Sawirada sambuuska Soomaaliyeed Soomaali waxay caan ku tahay cuntada loo yaqaano sambuus. waa dhaqan aad loogu yaqaano daafaha dalka soomaaliya waxaa la sheegaa sambuuska inuu kasoo galay India laakin soomaalida waxyaabo ayay ku dareen qaab kale ayay u yeeleen. carabta sambuuska waxay galiyaan qudaar ama farmaajo laakin soomaalida waxay dhex galiyaan hilib iyo basal ama […]
Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray Cuntada waa dhaqan layska dhaxlo, marka aan ka hadlno dhaqanka soomaaliyeed xaga cuntada waa dhaqan badnkii ka yimid dalalka carabta iyo hindi iyo Iran. Marka aan ka hadlno xalwada waxay ka timid dalka cumaan aad baa looga yaqaanaa xalwada dalka Cumaan waa xalwada ay soomaalida samaystaan oo kale. Sidoo kale […]
