Waqtiga Salaadda Prayer Times in World

You can find here Daruur site time prayer in the world, you must select the country and city you live

Halkan waxaad ka helaysaa waqtiga salaada subax ama salaadda fajar iyo salaada Duhur iyo Casir iyo Maqrib iyo Cisha.

Waqtiga Salaada halkan ayaad ka ogaan kartaa adoo dunida meel kaste ka joogo, waqtiga salaada si toos ayaad u ogaan kartaa marka aad doorato wadanka aad joogto iyo magaalada aad joogto.

 

Waqtiga Salaadda Prayer Times in World
Waqtiga Salaadda Prayer Times in World

 

 

 

 

 

 

 

 

Waqtiyada salaadda dunida way kala duwan yihiin, dal kaste waqti u gaar ah ayaa jira, marka qofka muslinka waa inuu ilaaliyaa waqtiga salaada, waliba dadka ku nool wadamada gaalada oon addin laga maqlin kaarkooda sida tuulooyinka fogfog ee Yurub iyo America.

 

You can find here time prayer in the world
You can find here time prayer in the world

 

 

 

 

 

 

 


Dalalka muslimiinta waxaad maqlaysaa aadaan waxaa laga addimayaa masaajidda oo dhan waxay wada leeyihiin microphone.

Alle quraanka wuxuu ku sheegay in waqtiga salaada uu xadidan yahay wuxuu yiri:

 

 

(فَإِذَا قَضَيْتُمُ الصَّلَاةَ فَاذْكُرُوا اللَّهَ قِيَامًا وَقُعُودًا وَعَلَىٰ جُنُوبِكُمْ ۚ فَإِذَا اطْمَأْنَنتُمْ فَأَقِيمُوا الصَّلَاةَ ۚ إِنَّ الصَّلَاةَ كَانَتْ عَلَى الْمُؤْمِنِينَ كِتَابًا مَّوْقُوتًا) ‎

سورة النساء  103

(Markaad Gudataan Salaadda Xusa Eebe Taagni. Fadhi iyo Dhinieiinaba (Jiif) markaad xasishaanna (Aamin noqotaan) Ooga Salaadda (Dhameeya) Salaaddu waxay ku tahay Mu’miniinta Xukun Waqtiyeysan (Mudaysan)).

Annisaa 103

Fasiraada oo af English ah:

(So when you have offered your prayers remember Allah while standing, sitting and reclining;

and when you feel secure, offer prayers in the usual manner; indeed prayers are a time bound obligatory duty upon the Muslims).

Annisa 103

Resource

Salaadda Adoo Safar Ku Jira Kaa Tagto Sidee Loo Qaleeyaa

Qof Salaad Aan Tukanin Soonkiisa Ma Ansaxaa

Aayadaha Iyo Axaadiista Iyo Gabayada Qiimaha Waqtiga Kusoo Arooray

 

Salaadaha wadamada Yurub sida Sweden Norway Germany Italy USA  Maraykanka iyo Canada iyo dalalka carabta iyo Africa    dhamaan waad ka heli kartaa halkan

You can find out the prayer times here from anywhere in the world, you can find out the prayer times directly

when you select the country you are in and the city you are in.
Prayer times around the world are different, each country has its own time,

so a Muslim must observe the prayer times, even people living in infidel countries that have not heard of their cards,

such as remote villages in Europe and America.

Leave a Reply