Xubinta dumarka maxaa weyneeya

Xubinta dumarka maxaa weyneeya Dumar badan waxay is weydiiyaan su’aashan oo u baahan jawaab cilmi ku salaysan, marka aan u eegno si cad waxaan ogaan karnaa arrimo badan oo muhiim ah. Siilka dumarka caadi ahaan labo dhinac ayaa laga eegayaa dhinca waa banaanka cambarka dhinacna waa gudaha. Weynaanta xubinta taranka gabdhaha waxaa inta badan laga […]
Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka

Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka Su’aasha: Asc wrbrk wallo waxan Idiin waydinayay wxyabaha difaca jidhka koordhiya iyo waxyabaha lagu jaro caloosha iyo waxyabaha xubinta taranka laku yareyo idiinko mahadsan. Jawaabta: Cuntooyinka difaaca jirka kordhiya waxaa ka mid ah toonta, iyo furuudka dhanaanka ah wuxuu leeyahay vitamin C, sidoo kale qudaarta […]
Irbada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa

Irbada platelet rich plasma hoosta ma lagu yareeyaa Su’aasha: Asc walo irabada platelet rich plasma waan isku muday hoosta iyadoo laku yaraynayo iyo dareenka ah marka maxan kala kulmi kara hatan mahadsanid Jawaabta: Dhakhtarka kugu duray ayaad kala socon kartaa waxyaalaha aad kala kulmayso iyo natiijada, aniga waan kuu sheegay guud ahaan waxay tahay irbaddaas […]
Irbadda Platelet Rich Plasma xubinta dumarka wax dhalay ma yaraysaa

Su’aasha: Asc wrbk wallo marka hore wn idin salamay marka xigta wxn idiin waydinaya wallo irbada hoosata laka galiyo qofka ee magaceed layidha p0latet rich plasma hoosta laku yareyo qofka caruur dhalay loso gabiyay prp wx dhiba may keenta faa,idana maxay leedahy waad mahadsanthiin. Jawaabta: Platelet Rich Plasma waa hab cusub oo lagu daaweeyo jirrooyin […]
Waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur farjiga maxaa lagu yareyn karaa

Waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur farjiga maxaa lagu yareyn karaa Su’aasha: Asc wrb wallo waxan ahay hooyo dhashay 3 caruur hoosta waxan ka dareemaa inay i waynatay marka waxan rabay wax la isticmalo hoosta laku yereyo in la iifa’ideyo daawo ama waxi lamida shukran. Jawaabta: Naagta marka ay ilmo badan dhasho farjigeeda wuu isbaddalaa […]
