Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh Halkan waxaad ku arkaysaa dhowr maahmaah oo caalami ah oo kala duwan, wadamo badan ayaa laga adeegsadaa maahmaahyadan. Waa maahmaahyo xul ah, af ingiriis af faransiis af hindi af jabaan af shiinees af carabi af holandees af bolandees af jarmal iyo afaf kale badan. waxaa loo tarjumay […]

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed Halkaan waxaa lagu soo ururinayaa maahmaahyo soomaaliyeed oo muri weyn ku fadhiya. waana maahmaahyo xul ah.   Maahmaahyo soomaaliyeed oo xul ah 1- Nin xun iyo neef bakhtiyay nus shilin looma quuro الرجل السيئ والماشية الميتة لا يستحقان نصف شلن 2- Faan iyo feeraweyni waa […]

Fasirka maahmaahda garaadso inta aadan guursan

Fasirka maahmaahda garaadso inta aadan guursan

Fasirka maahmaahda garaadso inta aadan guursan Su’aasha: scw somaalida waxay ku maahmaahdaa garaadso inta aadan guursan waxan rabaa inaad ii sheegtaan waxa laga wado mahmaahdaas waxaa lagu dhaa ilmaha yar marka ay guursan rabaan siiba gabdhaha macnaha ma sax baa mise waa qalad fadlan isoo jawaba. Jawaabta: Mahaamaahda ah: ( garaadso inta aadan guursan ) […]

Macnaha maahmaahda Luqun dheeraatay

Macnaha maahmaahda Luqun dheeraatay

Maahmaahdan oo ah sidan: “Luqun dheeraatay madax ma dhaafto” “مهما طالت العنق فلن تتجاوز الرأس” Macnaha oo ah qofka kaa weyn oo nolosha kaaga soo horreeyay si kaste aad meel sare u gaarto ma dhaafi kartid. dad waxaa jira marka ay wax yar iska dareemaan illaawa dadkii iyaga wax soo baray ama waalidiintooda.   Fasirka […]

Fasirka maahmaada Aayad alif ka qaldantay

Fasirka maahmaada Aayad alif ka qaldantay

Aayad alif ka qaldantay baqara kama toosto آية حدث في ألفها خطأ لا تستقيم في البقرة Waa maahmaah soomaaliyeed macnaha laga wado uu yahay wax marka ay bilowgiisu qaldamaan way adag tahay in la saxo. taasoo ah waa in marka hore lagu dadaalo waxa la samaynayo si aysan u dhicin qaladaad. soomaalida inta badan waxay […]

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Maahmaahda nimaad dooratay

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale Fasirka maahmaahda soomaaliyeed “nimaad dooratay” Nimaad duugtay iyo nimaad doorateyba dib kuguma so laabtaan شخصان لا يعودان إليك، شخص دفتنه، وشخص انتخبته Waa maahmaah cusub oo tilmaamaysa raga lasoo doorto inaysan kasoo bixin ballanka ay qaadayaan. marka ololaha doorashada u socoto shacabka ballan adag ayay ka qaadaan laakin […]