Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara walaal Dhuusada waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha la soo gudboonaada nafleyda nool. waxayna caadi ahaan calaamad u tahay caafimaadka guud ahaan iyo shaqada caloosha iyo mindhicirada. laakin marka ay dhuusada badato maxay tilmaamaysaa ? haddii ay dhuusadu xadka laga rabay ka baxdo, oo qofka uu gaari waayo heer dhuusada inuu […]
