Dadka oo dhan waxay yaqaanaan toonta cad oo caadiga ah
laakin toonta madow dad badan ayaan maqlin ama arkin
haddaba toonta madaow halkee laga keenaa ama laga helaa
toonta madow waa toonta cad laakin inta la khamiiriyo oo la qallajiyo ayay madoobaataa
dhadhankeeda wuxuu noqonayaa sida khalka oo kale way ku balbalinaysaa markaad afka saarto ama aad calaanjiso
waxay sheegeen dhakhaatiirta aqoonta u leh cuntada jirka u roon
in toonta madow ay aad uga fiican tahay midda cad
faa’idooyinka ay leedahay toonta madow waxaa ugu muhimsan kansarka ayay ka hortagtaa toonta madow waxaa ku jirto maaddo lagu magacaabo S-allylcysteine waxay lid ku tahay waxyaalaha kansarka keena

Toonta madow iyo caafimaadka
Toonta madow iyo caafimaadka

sidoo kale nabraha jirka ayay la dagaallantaa toontan iyo fayrasyada cudurada keena
sidoo kale waxay u roon tahay wadnaha iyo xididaha dhiigga mara iyo sanbabka
sidoo kale waxay jirka usoo celisaa dhalinyaranimada waxay ka saartaa maqaarka duqnimada waxay u keentaa qurux iyo dhaldhalaal saliidda toonta madow marka lagu subkayo

sidoo kale waxay xoojisaa awoodda galmada ama dareenka raaxada ninka iyo naagta, raga u baahan inay helaan awood galmo aad bay ugu roon tahay

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada

 

Everyone knows the usual white garlic
But the black tone has not been heard or seen by many people.
So where to bring or find the garlic?
Black garlic is white garlic, but as long as it is fermented and dried, it becomes darker.
Its taste will be like vinegar and it will make you taste it when you put it in your mouth or you chew it
said doctors who are familiar with foods that are good for the body
that the black garlic is much better than the white one
The benefits of black garlic are mainly cancer it prevents cancer black garlic contains a substance called S-allylcysteine it is against carcinogens

 

Waxtarka basasha  halkan ka daawo

 

Leave a Reply