Wararka sheegaya xiriirka Soomaali iyo Israel dhexmari raba

Wararka sheegaya xiriirka Soomaali iyo Israel dhexmari raba

Warar aan wali si fiican u caddayn ayaa wareegaya baraha bulshada, waxay sheegayaan in soomaali ay xiriir siyaasadeed la yeelan doonto Yahuudda, waxay leyihiin wararkaas waxaa la bilaabay sheekadaas markii uu Farmaajo madaxweynaha ahaa laakin ma aysan muuqanin, waxaa la sheegayaa haddana waxaa laga yaabaa inuu arrintaas dhammaystiro madaxweynaha ku guulaystay xilka madaxweynenimada 15 May […]

Yahuuda Hada joogta ma waxay kasoo faracmeen Reer binu Israiil

Yahuuda Hada joogta ma waxay kasoo faracmeen Reer binu Israiil

Su’aasha: Asc waxaan aqrisaday buug ka hadlaya Yahuuda oo uu qoray Nin iran u dhashay Wuxuu sheegayaa in yahuuda Hada ku Sugan bariga dhexe ee Israel la baxday aysan aheyn Yahuuda asalka aheyd ee kasoo faracantay Nebi Ibraahim Lana dhashay carabta yahuuda Hada joogta Yahuudii reer binu Israiil ee Nebi Ibraahim kasoo faracantay miyaa ? […]

Fikirka Yahuudda iyo midka Carabta qiso gaaban

Fikirka Yahuudda iyo midka Carabta qiso gaaban

Babbaanbax ayaa wuxuu ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka oo Israel lagaga soo horjeedo. Waxaa lagu qabtay waddo dheer oo hal supermarket keliya ku yaallo oo uu leeyahay nin Yahuudi ah. dhalinyar ka mid ah dadka bannaanbaxaya ayaa galay Subermarketka waxay weyddiiyeen inuu hayo calanka Falistiin si ay u qaataan marka ay bannaanbaxa […]

Mahathir Mohamad oo cashar kulul siiyay Donald Trump

blank

Waa la wada og yahay marka uu Trump u noqday dalka maraykanka madaxweyne inuu u diiday dowlado muslin ah inay galaan dalkaas waxaa ka mid ah: Iran iyo Syria iyo Soomaali iyo Suudaan iyo Yamen waxaa la waayay qof jawaab fiican siiyo Trump dowladaha carabta wayba ku farxeen sida sacuudiga iyo imaaraadka. laakin jawaab culus […]