Weeraradii foosha xumaa ayaa waxyaalo badan keenay. Booliska dalka New Zealand oo masjidka weeraradu ka dhaceen cashar diini loogu sharxayo. waxaa la sheegay dad badan inay diinta soo galeen, dadka u dhashay dalka New Zealand oo aad ugu soo qolqolaya. sidoo kale waxaa la dhahay masaajidda waxaa ka dhamaaday kutubta iyo cajalada islaamka lagu […]
