Skip to content
Soomaali waxyaalo badan ayay caan ku tahay.
waxayna leedahay dhul barwaaqaysan
waa dal aad u qiime badan soomaali.
marka maanta laga hadlo dalkeena lama soo koobi karo waxa jira.
sawirada bandhig lagu soo bandhigay waxsoosaarka beeraha baladweyne
Bandhiggan waxaa lagusoo bandhigay beeraha soomaaliyeed qeyb ka mid ah Furuudka iyo qudaarta laga soo saaro.
waxaad u jeeddaa Moos iyo Babaay iyo Isbaandhees iyo caad iyo qare iyo qumbe iyo seytuun iyo cambe.
sida la og yahay soomaali cuntada taalla waa cunto aad u macaan.