Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday

Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday Qof kasta soomaali ah wuxuu yaqaanaa sida ay ahaayeen macallimiinta quraanka. waa taariikh lawada og yahay kaalinta weyn ay ka qaateen macallimiinta hore. Quraanka siday u bari jireen kutaabta ama ardayda iyo hadda sidey isu baddashay sheekada. Quraanka marka looxa laga xafidayo ayuu yahay mid […]
Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo Sida la og yahay kitaabka quraanka waa kitaabka ugu dambeeyay Alle SW soo dejiyo. Quraanka wuxuu wataa wax badan oo faa’ido aan lasoo koobi karin. Asoo ah kitaab shareeco xambaarsan hadana waa kitaab cibaado oo daawo laga helo. Qofka markuu ku dadaalo wax badan ayuu garaa. Ma ogtahay […]
Qiraa’ada miimka reeban oo waaw lagu darayo

Qiraa’ada miimka reeban oo waaw lagu darayo Su’aasha: asc wll waxn kuweydiin lahaa inaad iga jaahil bixiso su’aashan” walaal waxaan maqley qur’aanka oo loo Akhrinayo xarfahiisa qaar sida أمن هذا الذي يرزقكم ayey ahayd ee suuradda tabaarak lkn waxaan maqley iyadoo la leeyahay أمن هذا الذي يرزقكمو yacnii waaw ayaa lagu kadib waa la jiidaaya […]
Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa

Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa Su’aasha: Walaal anigoon Wayso qabin qur,aanka ma akhrisankaraa? Marar badan ayaa dhacda oo aan damco inaan qur,aanka akhriyo anigoon wayso qabin, kadib wan ka joogsadaa, wakhtiyada qaarna waan akhriyaa anigoo bilaa wayso ah. Jawaabta: Marka laga hadlo akhriska quraanka iyadoon kitaabka la taabanaynin taas way bannaan tahay qofka […]
Fadliga akhriska Quraanka kariimka laga helo adduun iyo aakhiro

Fadliga akhriska Quraanka kariimka laga helo adduun iyo aakhiro Su’aasha: Wll fadliga akhriska qur’aaanka kariimka ah kolay lamasoo wada koobi karee wax iiga tilmaama aduun iyo aaakhiraba waxa laga helayo Jawaabta: Waa sidaad sheegtay lama soo koobi karo fadliga uu leeyahay akhriska quraanka kariimka, culimada muslimiinta kitaabo badan ayay ka qoreen iyagoo kusoo aroorinaya aayadaha […]
Mar kastoo quraan akhris aan bilaabo waxaan soo xasuustaa gabadh aan aqaano

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxa jirta arrin aan aad ulayaabay arrintaasoo ah markasta oo aan bilaabo akhriska qur,aanka gaar ahaana suuratul axzaab waxaan soo xasuustaa gabadh aan illaa yaraantii aqoon is kulahayn oo aanu madarasad wada dhiganjirnay,, xataa mararka qaar markaan taraawiixda tukanayo qur,aankana cod macaan lagu akhrinayo way i hor imanaysaa! Muddo laba sano kahor […]
Qof maaddiga u sahlan quraankana ku adag maxaa daawo u ah

Qof maaddiga u sahlan quraankana ku adag maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Aad Ugu Fiican Waxbarashada Dhamaan Waxyaabaha Maadiga Ah Nuucay Doonaanba Ha Noqdaane Laakiin Quraanku Saaid Ayuu iigu Adag Yahay Markaa Maxaa Sababay Inay Waxyaabihii Maadiga Ahaa Dhamaantood Aan Kuwanaagsanaado Quraankana Aan Kuliito Mise Quraanku Wuu Ka-Adagyahay Waxyaabaha Maadiga Ah Mararka […]
