Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo Sida la og yahay kitaabka quraanka waa kitaabka ugu dambeeyay Alle SW soo dejiyo. Quraanka wuxuu wataa wax badan oo faa’ido aan lasoo koobi karin. Asoo ah kitaab shareeco xambaarsan hadana waa kitaab cibaado oo daawo laga helo. Qofka markuu ku dadaalo wax badan ayuu garaa. Ma ogtahay […]
Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah

Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah Culaysyo badan oo dhinacyada nolosha ah ayaan si maalinle ah u dareemayay, inkastoo aanan dhihi karin dhibaatooyin waawayn ayaa I haystay hadana sidaasoo ay tahay marar badan waxaan dareemi jiray diiqad,welwel , walbahaar iyo rajo xumo. Laba waqti ayaan dareemi jiray daganaasho iyo farxad; marka aan masjidka […]
Qiraa’ada miimka reeban oo waaw lagu darayo

Qiraa’ada miimka reeban oo waaw lagu darayo Su’aasha: asc wll waxn kuweydiin lahaa inaad iga jaahil bixiso su’aashan” walaal waxaan maqley qur’aanka oo loo Akhrinayo xarfahiisa qaar sida أمن هذا الذي يرزقكم ayey ahayd ee suuradda tabaarak lkn waxaan maqley iyadoo la leeyahay أمن هذا الذي يرزقكمو yacnii waaw ayaa lagu kadib waa la jiidaaya […]
Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa

Kitaabka quraanka weyso la’aan mala akhrinsan karaa Su’aasha: Walaal anigoon Wayso qabin qur,aanka ma akhrisankaraa? Marar badan ayaa dhacda oo aan damco inaan qur,aanka akhriyo anigoon wayso qabin, kadib wan ka joogsadaa, wakhtiyada qaarna waan akhriyaa anigoo bilaa wayso ah. Jawaabta: Marka laga hadlo akhriska quraanka iyadoon kitaabka la taabanaynin taas way bannaan tahay qofka […]
Mar kastoon hurdo galo nin ayaan arkaa oo guriga ka baxaya Albaqara markaan akhriyay kadib

Su’aasha: Asc bahda daruuro walayaal ilahay ha idin barakeeyo aakhiriyo aduunba Shalay barqadii anoo caajis dareemaya waxaan shitay suuratu baqra waan gam’ay waana soo booday waxan arkay nin sida in wax iga xigaan aana caadi uwada arki akarin si madatuula oo guri ka kasii baxay bisinkasn qabsaday hadana waan seexday waana soo booday waxaan arkay […]
Fadliga akhriska Quraanka kariimka laga helo adduun iyo aakhiro

Fadliga akhriska Quraanka kariimka laga helo adduun iyo aakhiro Su’aasha: Wll fadliga akhriska qur’aaanka kariimka ah kolay lamasoo wada koobi karee wax iiga tilmaama aduun iyo aaakhiraba waxa laga helayo Jawaabta: Waa sidaad sheegtay lama soo koobi karo fadliga uu leeyahay akhriska quraanka kariimka, culimada muslimiinta kitaabo badan ayay ka qoreen iyagoo kusoo aroorinaya aayadaha […]
Teedka Yaajuuj iyo Maajuuj iyo riyada khaliifaha Alwaathiq billaah

Teedka Yaajuuj iyo Maajuuj iyo riyada khaliifaha Alwaathiq billaah Su’aasha: Asc Daruur.com, su aashaydu waxay tahay Zadka uu dulqarnayn kuxidhay yaajuuj iyo maaajuuj miyaa wax laga ogaaday meesha uu kuyaallo? Ani ahan waxaan aaminsanahay inay tahay arrin qayb ah oo aan marnaba la ogaan karin,, lkn warbixin aan dhawaan daawaday oo uu channel kiisa kasoo […]
