Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto

Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto

Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto Su’aasha: scw walaal waxaan rabaa inaad iga jaahilbixisaan ninka ku jecel maxaa lagu gartaa iyo midka beenta kuu sheegayo markuu ku shukaansanayo, astaan lagu garan karo ma jirtaa raga beenta badan oo dumarka ku cayaarayo. Jawaabta: Ninka beenta badan oo naagta ku cayaari rabo astaamooyin badan ayaa lagu […]

Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn

Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn

Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn Su’aasha: A S C waan idin salaamay webka daruur runti waa website aad u qiimo badan intaas kadib markan suaashayda u gudbo, waxan arkay gabadha badano kuwa la guursanin iyo kuwa la qaboba marka gabdhahaasi haddii uu nin alaale ninka ka dalbada xidhidh shukaansiya ha noqdo ama […]

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay Su’aasha: A S C, naag la qabo haddii ay niman kale si qarsoodi ah xidhidh xaaraan ah la sameeyso u nin keegu ku ogaado kadib ay ninkeega ku tidhaahdo i cafi waan khaldamay ninkeeguna haddii u cafisku cafinayo shuruud uga dhigo inay u sheegto nimanka […]

21 jir ayaan ahay dumarka lama hadlo ma ku qaldanahay

21 jir ayaan ahay dumarka lama hadlo ma ku qaldanahay

Su’aasha: waxaan ahay wiil 21 jir ah aan waligiisa xiriir sameynin (dumarka) lama hadlo xitaa hal quf kama aqaano marka aniga waxaan ahay quf waalidkiisa caawiyo oona ushaqeeyo aniga waxaan ku fikiraa oo aan isdhahaa hadii aad gabar xiriir la sameyso guur ayaa la iska rabaa lacagne mahaayo anigane been inaan sheego waan necbahay marka […]

Habka looga qaado naag aad ka baqeyso marka aad kulantaan

Habka looga qaado naag aad ka baqeyso marka aad kulantaan

Su’aasha: Sxb qali gabar an isla sheekeysano Oo an asxab nahay oo an xafadoda an Adho mararka qaar xafada firaqo waye Waxan raba in an labashalo marka an qolka Kuwado jirno waxan jeclan in an wada bashalno dinac an kabilawana mayaqan marka sxb arinta fikrad iyo talo igasi si an kuwarsadana mayaqano qofta marks ilatali […]

Wiil aan sheekeysano iyo kulaylka jirka

Wiil aan sheekeysano iyo kulaylka jirka

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar wali ma guursan walal wiil aya jira aanla shekeysto wan kala fognahay majecli waxyabah uku hadlo wuxu xiiseya waxyabaha gogosha ku saabsan Aniga waa ogahay inusan waji lahayn madama waxas uu ka sheekeynayo marku ii sheekeynayo Waxan dareema qandho iyo wadnaha oo ii qaadqaadma Lkn ma dareensiyo Waxan iska […]