Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay RW New Zealand oo si fiican uga qaadatay kaalin wanaagsan dhacdada ku qabsatay New Zealand muslimiinta jimcaha lasoo dhaafay. Khudbadda iyo aadaanka ayaa laga faafiyay talafiishanka iyo idaacadda. sidoo kale waxay samaysay waxyaalo badan oo muslimiinta dalkaas farxad galiyay, Jacinda Ardern oo xijaab saaratay madaxa, waxyaalahan oo […]
