Categories
News

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka Baasaboorada ugu awoodda badan sanadka 2019 waxaa shantan baasaboor oo top noqday. Waxaa kaalinta koowad galay baasaboorka Japan. waxaa lagu gali karaa 189 dowlad visa la’aan. kaalinta labaad waxaa galay baasaboorka Singapore. waxaa lagu gali karaa 189 wadan visa la’aan kaalinta seddexaad waxaa galay baasaboorka South Korea kuuriyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ilkaha dhacayo maxaa lagu fasiraa

Ilkaha waxay tilmaamayaan guud ahaan qoyska. ilkaha kore waa raga kuwa hoosena waa dumarka. riyada iligta sidey u kala muhimsan yihiin ayay u tilmaamayaan qoyska. sida aabaha adeerada iyo abtiyaasha, ilmaha gabdhaha dhamaan qoyska. xitaa gowsaha waa awooweyaasha. dhicitaanka ilkaha ma fiicna guud ahaan, wixii dhib soo gaaro ilkaha waxaa lagu fasiraa dhib adiga ama […]

Categories
Caafimaadka Health

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay.  siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]

Categories
Bulsho Society

Sedex arrimood guusha waxbarasha lagu gaaro

Sedex arrimood guusha waxbarasha lagu gaaro Sedex arrimood oo noloshaada haddaad samayso meel sare ayaad ka gaaraysaa waxbarashada. qofka waxa baranaya ma heli karo waddo saxan uu keeni karta guul markuu seddexdan sameeyo mooyee. Midda koowaad waa inaad noqoto qof waqtigiisa aad u ilaaliya, hal daqiiqad haba ahaatee ha iska lumin. waxyaalaha aad qabaynayso meel […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada guurka qofka dhintay nin iyo naagba

Marka hore riyada guurka waxaa ka horreeya xaalka qofka riyada arkay in la ogaado . guud ahaan riyada xaalka ayay u noqonaysaa, xaaladda uu ku jiro qofka arakayo. haddii uu yahay doob ama xaasle ama lab ama dheddig ama qof yar ama qof weyn ama naag uur leh ama naag garoob ama gabar bikro Haddii […]

Categories
News

Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan

Wiil soomaaliyeed oo sawir gacameed yaab leh ka sameeyay  MD Turkey Erdogan iyo masuuliin kale. sawirka ayaa ah mid loo maleeyo in Camera lagu sawiray. sawirka  wiilka wuxuu u adeegsaday qalabka caadiga oo lagu sawiro sawirada gacmeed. Marka laga hadlo farshannimada waa arrin dadka ay ku kala duwan yihiin dad waxaa jira dad maskax u […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka ay keeni karto injirta

Cudurka ay keeni karto injirta Injirta cudurka ay keeni karto inataanan ka hadlin, waxaan ka hadlaynaa injirta siday ku dhalato iyo meelaha ay gasho. Injirta timaha madaha ayay ka dhalataa sidoo kale timaha shuunka iyo dharka. injirta wasakhda ayay ka dhalataa, middan way madowdahay, midda dharkana way caddahay teeda kale injirta cuduro badan ayay keentaa […]