Categories
Siyaasa - politics

Soomaali hal shay ayay ku toosi kartaa ma og tahay?

Dagaal sokeeyaha 1991 waa lawada ogyahay meesha uu soomaali ku riday. haddana waxaa la rabaa mid la mid ah inuu dhaco. taasna waa qorshe ay dageen dalal badan oo raba magaca soomaali in la tirtiro. qorshahaas waxaa fulinaya dad badan oo soomaali kor ka ah hoosna shisheeye ka ah. dadkaas ma rabaan in soomaalida ay […]

Categories
Siyaasa - politics

Muuse Suudi iyo Farmaajo dagaalka cusub iyo dareenka daahsoon

Muuse Suudi iyo Farmaajo kaalinta cusub. Dagaal sokeeye bilowgiisu waa sheekada Xamar ka socoto. Farmaajo oo ay u eg tahay inuu awoodi waayay maamulka Soomaali. dowlad ku fashilantay amaanka Muqdisho waxaad dhihi kartaa dowlad ma aha. laakin waxaa yaab badan Muuse Suudi oo ka faa’idaysana tabaryarida dowladda. sheekada dhab ahaan markaad u  eegto waa qabyaalad […]

Categories
Bulsho Society Fatwada

Shukaansiga naagaha la qabo halista uu leeyahay

Shukaansiga waxaa laga wadaa qofka naagta inuu u bandhigo rabitaan uu rabo iyada siiba marka uu ka rabo guur. naagta la qabo waxay ka mid tahay naagaha la xarrimay in la guursado sida Ilaahay uu ku sheegay Suuratu annisaa wuxuu yiri Alle cazza wajalla mrkuu ka hadlayay dumarka uu xarrimay in la guursado : وَالْمُحْصَنَاتُ […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada lacagta doolarka Interpretation of dollar dream

Riyada doolarka kama foga riyada dahabka. dolar qofka ku riyoodo  guud ahaan waxaa lagu fasiraa doolarka awood iyo xukun. Haddii aad aragto adoo dolar badan gacanta ku hayo waxaad heli doontaa awood iyo talis. haddii qof lacag dolar ku siiyo waxaad ka heli doontaa qofkaas garab iyo taageero. haddii aad aragto dolar oo gubtay waxaad […]

Categories
News

Gabar shaarbo leh ceeb ma aha laakin askari muuryaan ayaa ceeb ah

Gabar shaarbo leh ma aha wax cusub ceebna ma aha. dadka qaarkii jirka ayay timo badan ku leeyyihiin. naago waxaa jiro lugaha iyo gacmaha iyo xabadka timo ku leh waana abuur ilaahay mana aha in lala yaabo arrintaas. laakin waxaa lala yaabaa marka muuryaan ciidan laga dhigo. sida laga fahmayo wareysiga lala yeeshtay  gabadha askarta […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts sawirka uu ka sameeyay Geelle iyo Biixi

Sawirka uu ka sameeyay amin arts arrinta ganacasade Axmed iyo Muuse Biixi waa sawir runtii meel fog tilmaamaya. muuse bixii ayaa wuxuu u hayaa madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. sawirka waxyaalo badan ayaa laga fahmi karaa. waxaa lagaa rabaa inaad ka dhiibato ra’yigaaga.

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada gabdho la haysto oo kufsi ka baqaya

Su’aasha: Wllo waxaan ku riyoday anigo meel wax laga barto joogo, meshas ay tahay dabaq ka dib dabaqa hostisa waxa araknay nin askari ah o leh ninka mesha iska leh wa la raadinaya wu baxsaday wa la qaban la’ yahay. ka dib ninki askarigi aha wuu baxay wax yar ka dib ninki aya imaday anago […]