Riyada biraha ilkaha la galiyay oo dhacayo

Riyada biraha ilkaha la galiyay oo dhacayo

Riyada biraha ilkaha la galiyay oo dhacayo Riyada: Asc Waxaan ku riyooday iyadoo ay iga soo dhacday biro aan ilkaha ku xidhanahay oo ilkahaygii ay ku noqdeen sidii aan ka xidhay oon leeyahay dhaqtarku lacag badan ayuu iga qaadi doona se waan iska diidi doona (Wixii bir ka soo jaba lacag ganaax ah ayaa la […]

Waxaan ku riyooday anigoo hilib ilkaheyga ka bix bixinayo

Waxaan ku riyooday anigoo hilib ilkaheyga ka bix bixinayo

Waxaan ku riyooday anigoo hilib ilkaheyga ka bix bixinayo Riyada: Waxaan ku riyooday anigon hilib ilkaheyga ka bix bixinayo. Fasirka: Riyada waa isbadal aad la kulmi doonto waxaa isbadalaysa noloshaada. Waxaad ka baxaysaa dhib iyo jirro hadday jiraan iyo murugo haddii aad ku jirtay. Waa riyo fiican.   The dream is a change that you […]

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen Riyada: Asc maxaa lagu fasir gabar haday ku riyoto iyadoo ilka ka daateen oo gacanta ku hayso waxaa daatay afrta ilka kore gacanta ayay ku sida fasikkea muxu noqonaya waa gabar wali an la gursan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa niyadjab iyo murug oo ay kala kulmayso […]

Riyada qofka oo dhagta ka go’ayso

Riyada qofka oo dhagta ka go'ayso

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofka haduu ku riyooda asoo hal dhag laga gooay? Jawaabta: Dhagta waxay astaan u tahay nasteexo qofkii ku riyoodo asoo dhegta laga gooyay wuxuu waaynayaa wax u nasteexeeyo, waxaa kaloo lagu fasiraa gooynta dhegta furiin, qofkii dhegta laga gooyo waxaa laga yaabaa inuu xaaskiisa furo.   Gabar riyo ku aragtay […]

Riyada ilkaha wasakhda leh oo la nadiifinayo

Riyada ilkaha wasakhda leh oo la nadiifinayo

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday xalay ilkaha qeybta hoose oo wasakh iga taalo marka ay jugta garaan oo kale waxana leeyahay markan in ay wasakh iga leeyihiin waan iska dhaqay oo nadiif ayay noqdeen markii dambe oo waan iska nadiifiyay maxay noqon karta riyadaas ilkaha wasakhda leh haddana la nadiifinaya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Fasiraadda riyada ilkaha cadcad

Fasiraadda riyada ilkaha cadcad

Su’aasha: Riyada ilkaha cadcad maxaa lagu fasiraa, haddii ay ku riyooto haweeney ilko cad cad fasirka riyadaas muxuu noqon karaa? Jawaabta: Riyada ilkaha cadcad waa riyo aad u fiican, riyadaas waxay tusinaysaa kalgacal iyo gargaar dhex mari doono dadka qaraabaha ah siiba familka u dhow qofka riyada arkay, waxaa kaloo laga fahmayaa caruur iyo hanti […]

Riyada goosaha qofka ka daadanayo

Riyada goosaha qofka ka daadanayo

Riyada goosaha qofka ka daadanayo Su’aasha: SC  qofkii ku riyodo asoo goosaha ka daadanaya maxaa lagu fasiri karaa riyadas  fadlan jawaab aan idinka helo wad mahadsan tihiin. Jawaabta: Gowska haduu yahay mid aan bulunbuli lahayn oo uu dhaco wuxuu tilmaamayaa qofka inuu shaqadiisa waaynayo ama faqri inuu qabsanayo ama musiibo ay qabsan doonto, guud ahaan […]