Sawirka uu ka sameeyay amin arts arrinta ganacasade Axmed iyo Muuse Biixi waa sawir runtii meel fog tilmaamaya.

muuse bixii ayaa wuxuu u hayaa madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Geele iyo bixi iyo amin arts
Geele iyo bixi iyo amin arts

sawirka waxyaalo badan ayaa laga fahmi karaa.

waxaa lagaa rabaa inaad ka dhiibato ra’yigaaga.

Leave a Reply