Categories
News

Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda

Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda Soomaalida waxaa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin dadka adduunka ugu quruxda badan. midabka soomaalida waa midab u dhexeeyo cadaan iyo madow  waa midab maarin ah. sidoo kale waxaa lagu tiriyaa bulshada soomaaliyeed bulshooyinka ugu nadaafad fiican xagga jirka. dumarka soomaaliyeed ma jiro wax ka nadaafad badan waa […]

Categories
News Sawirada

Prof Cali Khaliif Galleyr hal geel lisaya kaddib caanaha cabbaya

Prof Cali Khaliif Galleyr hal geel lisaya kaddib caanaha cabbaya Prof Cali Khaliif Galleyr oo ahaa RW Soomaali waa hore ayaa hadda aad aan uga muuqanin siyaasadda soomaaliya sidii hore oo kale. sawiro ayaa laga baahiyay baraha bulshada isagoo lisaya hal geel kaddib caanaha cabbaya. Cali Khaliif oo ah dadkii hore siyaasadda soomaaliya ku jiray […]

Categories
Bulsho Society Siyaasa - politics

Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka

Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka Waxaan shaki ku jirin sirdoonka reer galbeedka in dagaal culus kula jiraan dadka muslimiinta ku nool dunida oo dhan. waxay fuliyaan qaraxyada ka dhaco adduunka si ay uga dhigaan diinta islaamka inay tahay diin xun oo rabta inay caalamka burburiso iyo inaysan ahayn diin caalamka wanaag u keeni karto. […]

Categories
Bulsho Society Sheeko Story

Janno iyo naar galintaankooda yaa qarash u baahan

Janno iyo naar waa labo daar Alle khalqiga u diyaariyay. Oday ayaa wuxuu ku yiri wiil uu dhalay wiilkiisa: wiilkeygiyow jannada sida lagu galo waa lacag la’aan naartana qarash ayaa lagu galaa. Wiilkii baa wuxuu yiri: awoowe maxaa ka waddaa? Awoowaha ayaa yiri: qofka qamaarka cayaaraya lacag buu bixinayaa qofka khamrada cabbaya lacag buu ku […]

Categories
Bulsho Society

Qaran sida loo dumiyo

Ummad ama qaran haddii la rabo in la dumiyo seddex waxyaalood ayaa loo adeegsadaa. Qoyska iyo waxbarashada iyo dadka lagu daydo Qoyska hooyada ayaa sal u ah iyada ayaa laga dhigayaa mid aan rabin guriga oo rabto bannaanka sida raga oo kale inay shaqayso ama ay wareegto oo waabaha tiriso. Waxbarashadana waxaa sal u ah […]

Categories
Caafimaadka Health

Biyaha raga vitamiinka ay wataan

Biyaha raga vitamiinka ay wataan Biyaha raga Faa’idooyinka caafimaad iyo Quruxda ay xaaska siinayaan Dhakhaatiir cilmibaareyaal ah ayaa waxay sheegeen shahwada ninka waxtarka ay u leedahay dumarka dhowr jaamacad ayaa daraasad ka samaysay saamayska biyaha ninka ay dumarka saameeyaan waxaa ka mid ah. 1- biyaha ninka naagta waxay siiyaan vitamiino badan oo keeni kara inay […]

Categories
Caafimaadka Health

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska Galmada futada sidaan soo sheegnay waa mamnuuc waxaana isku waafaqsan madaahibta afarta, waxay faafisaa cudrka HIV aydhiska maanta waxaan kuu sheegaynaa xiriirka ka dhexeeyo galmada dabada iyo cudurka aydhiska. sida la og yahay cudurka aydhiska waa cudur dilaa ah oo galmada laysaga qaado waa cudurka burburiya isdifaaca jirka. waxaa […]