Prof Cali Khaliif Galleyr hal geel lisaya kaddib caanaha cabbaya

Prof Cali Khaliif Galleyr oo lisaya hal geel
Prof Cali Khaliif Galleyr oo lisaya hal geel

Prof Cali Khaliif Galleyr oo ahaa RW Soomaali waa hore ayaa hadda aad aan uga muuqanin siyaasadda soomaaliya sidii hore oo kale.
sawiro ayaa laga baahiyay baraha bulshada isagoo lisaya hal geel kaddib caanaha cabbaya.

Cali Khaliif oo ah dadkii hore siyaasadda soomaaliya ku jiray oo kaalin weyn kasoo qaatay socdaalka siyaasadda dalka Soomaaliya.

dhaqanka soomaaliya ayaa ah dhaqashada xoolaha siiba geela aadna way u jecel yihiin soomaalida geela.

waagii hore soomaalida waxay ku noolaayeen hilib iyo caano keliya.  caanaha geela aad bay ugu fiican yihiin caafimaadka.

aqoonyahanno badan waxay sheegeen inay kansarka xitaa la dagaallamaan.

 

Sawirada Geela dalka hooyo

Prof. Ali Khaliif Galleyr milks a camel and drinks its milk
Prof. Ali Khaliif Galleyr, a former Somali Prime Minister, is no longer as visible in Somali politics as he used to be.
Photos have been shared on social media of him milking a camel and drinking its milk.
Cali Khaliif is a former Somali politician who played a major role in the political transition in Somalia.

Somali culture is animal husbandry, especially camels, and Somalis love camels very much.

In the past, Somalis lived on only meat and milk. Camel milk is very good for health.

Many scientists have said that it can even fight cancer.

Leave a Reply