Sharxidda aayadda xijaabka ee Suuratu annuur

Sharxidda aayadda xijaabka ee Suuratu annuur Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahda daruur wll waxaad ii sharaxdaa ayada xijaabka ee suuratu nuur waad mahadsan thin. Macnaha tafsiirka aayadaha xijaabka muslimada Sharxidda aayadda xijaabka ee Suuratu annuur Jawaabta: Aayadda xijaabka kusoo aroortay suuratu annuur oo dheer waa middan: (وَقُل لِّلْمُؤْمِنَاتِ يَغْضُضْنَ مِنْ أَبْصَارِهِنَّ وَيَحْفَظْنَ فُرُوجَهُنَّ […]
Gabar wadaad oo xijaabka ka hadlayso

Gabar wadaad oo xijaabka ka hadlayso Gabar wadaad oo ka hadlaysa shuruudaha xijaabka haweenka. waa muuqaal video ah oo ay ugu muxaadaraynayso gabadhan halkan ayaad ka daawan kartaa muuqaalka: Sida la og yahay xijaabka waa waajib Ilaahay faradyeelay. gabadha marka ay qaangaarto waxaa ku waajibaya inay iska xijaabto raga ajanabiga ka ah. xijaabka waa inuu […]
Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha Alle ayaa bixiya ubadka nooc kaste ay yihiin gabar iyo wiilba. Laakin waxaa aad u adag qofka inuu tarbiyeeyo gabdhaha sidaa awgeed ajar wey ayaa laga helayaa tarbiyada gabdhaha. Wuxuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -: (مَنْ كَانَ لَهُ ثَلَاثُ بَنَاتٍ ، فَصَبَرَ عَلَيْهِنَّ ، وَأَطْعَمَهُنَّ […]
Sida loo idan qaato iyo diinta waxay ka qabto

Qofka uma bannaana inuu galo meel dad iska leeyihiin asoon idan warsanin haddaysan meesha ahayn meel dadka oo dhan loogu talagalay inay idan la’aan galaan. Diinta islaamka way reebtay in la galo guryaha dadka ama qof in loogu galo qol hadduu ku jiro asoon idan laga dalbanin. Taas oo dhan waxay tilmaamaysaa sida diinta ay […]
Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda

Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda Soomaalida waxaa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin dadka adduunka ugu quruxda badan. midabka soomaalida waa midab u dhexeeyo cadaan iyo madow waa midab maarin ah. sidoo kale waxaa lagu tiriyaa bulshada soomaaliyeed bulshooyinka ugu nadaafad fiican xagga jirka. dumarka soomaaliyeed ma jiro wax ka nadaafad badan waa […]
