Categories
News

Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada

Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada Khaniisnimada samanka waxay noqotay reer galbeedka arrin ay xoogga saarayaan. waxaad arkaysaa magaca xoriyadda inay u adeegsanayaan nin inuu nin kale fuulo ama naag inay naag kale ku raaxaysato. casrigan kahor falalkan adduunka oo dhan wuxuu u arki jiray wax xun oo liita. qaanuunka y gaalada sameysteen xitaa uma […]

Categories
News Sawirada

Gabadhii gorgorka dafay dhacdo dhab ah

Gabadhii gorgorka dafay qiso dhab ah Sanadka markuu ahaa 1932 ayaa gorgor dafay gabar yar oo seddex jir ah. gabadha waxay ku cayaareysay bannaanka markuu qaadayay gorgorka. waxayna ahayd meesha tuulo ka mid ah tuulooyinka magaalo ku taalla dalka Norway. waxaa la sheegay 200 qof oo deganaa magaalada laga dafay gabadha ayaa ka daba baxay […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa Soomaalida dhaqan ayay leeyihiin oo qaab kale ah, dhaqankaas dalalka qaarkooda ayaa la wadaago waa gudniinka fircooniga. Gabadhaha si xun inta loo gudo ayaa la tolayaa waxaa la xirayaa duleelka cambarka oo dhan wax yar ay ka kaadiso ama dhiigga caadada kasoo baxayo ayaa loo furayaa, waxay […]

Categories
News Sawirada

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray Laacibka Paul pogba muxuu yiri markuu Xaramka tagay Paul pogba wuxuu ka mid yahay cayaartoyda ugu caansan dunida kubadda cagta wuxuu u cayaaraa asal ahaan dalkiisa oo ah dalka uu baasaboorka ka haysto oo ah France , laakin wuxuu kasoo jeedaa Africa Paul pogba wuxuu u tagay Makka […]

Categories
News

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada

Jaamacadda Muqdisho iyo kaalinta waxbarashada Jaamacadda Muqdisho waxay ka mid tahay jaamacadaha Soomaali ugu fiican, waxay leedahay tayo marka loo eego jaamacadaha kale oo hadda soo baxay. Guud ahaan soomaali waxay ka fogaatay tacaliinta marka uu dhacay maamulkii hore 1991. dowladnimada marka ay burburto wadanka wax badan ayaa iska baddalaya. Jaamacadda umadda ayaa jirtay oo […]

Categories
News

Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada

Amin arts waa qof aad caan u ah, waxaa laga yaabaa inuusan jirin qof soomaali oo baraha bulshada soo galo oo aan sawirka amin arts xiiseysnin,. marka haddii shirkad wax uu u yayeysiiyo maxaad mooddaa inta uu ka helayo ee lacag ah. Lacag sida loo helo samankan way fududahay waayo haddii aad wax yar taqaano […]

Categories
Bulsho Society

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo Kubadda waxay ka mid tahay waxyaalaha aad dadka loogu mashquuliyo. waxaad arkaysaa dad badan oo kasoo tagaya shaqadooda si ay ugu lumiyaan waqtigooda qaaliga ah. waxaa dhacdo mararka qaarkooda dad badan inay isku dagaalaan oo lays feero. taageereyaasha kooxada waaweyn qaar waxay sameeyaan waxyaalo aad u badan lala yaabo. marka […]