Categories
News

Bisha kow ayay u muuqataa sida dad badan ay sheegeen

Aqoonyahan falaki ah oo u dhashay dalka Kuwait ayaa yiri bisha soonfur waa inay dhalataa maalinta arbacada, marka la eego xisaabaadka cirka, wuxuu raaciyay suurtagal ma aha inay dhalato talaado isagoo yiri dowladaha sheegay inay bisha dhalatay si qaldan ayay dadka soonka kaga fureen. dowladda sacuudiga oo sheegtay in bisha la arkay ayaa dowlado badan […]

Categories
Bulsho Society

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka Gabadha   waxa lagu doorto waxa ugu horreeya waa diin laakin marka diinta lagasoo reebo meelahan ayaa laga eegayaa:Gabar marka aad guursanayso waxaa lagaa rabaa inaad ka eegto dhowr waxyaabood kuwaas oo loo qeybinayo labo waxyaalo waa wax aan la taaban karin sida  dabeecadda iyo akhlaaqda hadalka macaan sheekada qurxoon qosolka […]

Categories
Sawirada

Sawirada Farmaajo maanta ciidda

Farmaajo oo la ciiday ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed. waxaa meesha ka muuqday ciidaan iyo arday badan Farmaajo oo ku maqanaa safar ayaa soo laabtay. sawirada salaadda ciidda maanta isaga iyo taliyeyaasha ciidan qalabka sida.

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka

Riyada yaraanshaha naasaha dumarka Riyada: Waxaan idinka rabaa inaad ii fasirtaan  gabar haddii ay ku riyooto iyadoo naaskeea aad u yaraaday wuxuu noqday wax aad u yar sida yaanyada yar  oo kale  riyadaas maxay noqonaysaa fadlan si dhaqsi iigusoo fasira wax mioya amise wax fican Fasirka: Naaska gabadha guud ahaan wuxuu tilmaamaa nolosha iyo barwaaqada […]

Categories
News

Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

Warar cusub ayaa waxay sheegayaan inuu diiday rw dalka Pakistan Cimraan Khaan inuu garab istaago ama la safto dalka Sacuudiga lidka Iran. wuxuu yiri Cimraan Khaan: aniga ma awoodo inaan idin la safto, waayo amaanka Pakistan ayaa wax soo gaaraya haddan qolo la safto. sida la sheegay sacuudiga wuxuu rabay inuu carabta isu keeno si […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay

Tafsiirka aayadda Soonka lagu waajibiyay Soonka wuxuu ka mid yahay tiirarka islaamka shanta ah Alle wuxuu ku waajibiyaya umadda islaamka siduu ugu waajibiyay umadaha kale naga horreeyay Allw wuxuu leeyahay: {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ}  (Kuwa xaqa rumeeyow waxaa laydinku waajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyay […]

Categories
News Sawirada

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida

Sawirada ay ka xanaaqeen Soomaalida Sawirada waxay ku faafeen baraha bulshada. waxaa la sheegay in Farmaajo iyo Xaaskiisa ay ka qaybgaleen nadaafadda caasimadda dalka Itoobiya   Addis ababa . Waxaa ku jira sawirka RW Itoobiya Abiy Axmed oo iyaga la shaqaynaya. Sawirkan haddii uu sax yahay kuma habboona madaxweynaha soomaali inuu sidaas u dhaqmo. Farmaajo wuxuu […]