Categories
News Sawirada

Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga

Sawirada Axmed Madoobe oo suuqa kalluunka jooga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday suuqa kaluunka ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa kaluun markaas laga soo bixiyay bada Oo la Keenay suuqa Kaluunka oo dhinaca ku haya Xeebta Calanleey soo iibsaday isagoo Sidoo kale halkaas xaaladaha ay ku shaqaynayaan ugu kuur galay […]

Categories
News

Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta Kenya

Uhuru Kenyatta oo salaad la tukaday muslimiinta Kenya Uhuru Kenyatta salaad la tukaday muslimiinta Kenya ku nool, Salaadda shardiga ugu horreeya lagu galo waa islaamnimada, markaas kaddib ayay imaadaan shuruudaha kale,  qofka marka uu yahay qof muslin ah ayuu tukan karaa. marka sheekadan waxay ka mid tahay arrimaha adduunka ka socda oo ah in diimaha […]

Categories
Caafimaadka Health

Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya

Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya Geedka loo yaqaano Avocado  wuxuu ka mid yahay geedaha aadka u nafaq badan marka qofka cuno waxaa laga helaa vitamiino aad u fara badan. wuxuu u roon yahay wadnaha indhaha lafaha jirka sidoo kale wuxuu xoojiyaa istaagga xubinta taranka ragga inay si fiican u is taagto. wuxuu leeyahay waxyaalo badan […]

Categories
News Sawirada

Uhuru Kenyatta oo khudbad ka jeediyay masjidka Jamia mosque

Uhuru Kenyatta oo khudbad ka jeediyay masjidka Jamia mosque Madaxwaynaha Uhuru Kenyatta ayaa La Qaatay Afur Muslimiinta Masjidka Jamia ee Nairobi Madaxweynaha ayaa sidoo kale Waxa la socday Maciin Cabdulmaalik Saciid oo ah Wasiirka Jamhuuriyadda Yaman, ee Dalxiiska Guddoomiyaha Nairobi Mike Sonko, Hoggaamiyaha Aqlabiyada baarlamanka kenya Aden Duale Waxana Lagu Sheegay Inay Tahay Markii Markii […]

Categories
Siyaasa - politics

Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya

Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya. sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena. maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran. ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan. marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali. sawirka amin […]

Categories
Caafimaadka Health News

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay Vimto oo ah cabitaanka ugu badan oo ay dadka adeegsadaan bisha Ramadaan gaar ahaan dowladaha khaliijka. Vimto waxaa sameysay shirkad ingiriis ah 100 sano kahor, waxaana la sameeyay markii ugu horreysay sanadka markuu ahaa 1908 . Waxaa la sheegay wax ka badan 25 milyan dhalo in laga gato shirkadda […]

Categories
Siyaasa - politics

Labo siyaasi oo Kenya ugaarsatay by amin arts

Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali  qabanin oo aan makaalinta usoo galin. sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya. Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale. kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta […]