Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo

Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo Riyada: Asc wll waxana rabay in la ii fasiro riyadaan xalay xiliyada danbe waxaan ku riyooday naag eey wadato oo wadada socoto iyo aniga iyo asxaabteyda eeyga naagtii intoo ka soo carary ayuu dhinaceena soo aaday asxaabteyda oo dhan wey carareen aniga wan awoodi wayey inaan cararo waan guur […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa

Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa Riyada: ASC walaal waxan ku riyooday anoo lisaayo neef ariya kadibne caanihi ay isku badaleen wax gaduudan dhulkoo dhana kuhalaabay   Fasirka: Caanaha aad lisayso waxaa lagu fasiraa hanti, waxaa laga yaabaa inaad lacag hesho laakin lacagta aad hesho meel xun ayay kaa aadaysaa, waxaa laga yaabaa inay xaaraan […]

Categories
Bulsho Society

Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha

Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha Dumarka qofka raba inuu jacayl dhab ka helo waxaa laga rabaa inuu u ilaaliyo qalbigeeda sida dhalada loo ilaaliyo oo kale. Hadalada amaanta naagta waa daawada jacaylka, haweeneyda waxay ka jeceshay  wax walbo. ninka aan naag amaanaynin waxaa laga yabaa inaysan ka helin la noolaanshihiisa. Rag badan […]

Categories
Bulsho Society News

Wiilka asoo qaawan masjidka ku tukaday

Wiilka ku tukaday asoo qaawan masjidka aad buu ugu faafay baraha bulshada. sawirka dad badan ayaa arkay, wiilka wuxuu xirnaa puma kaliya sida kaaga muuqato sawirka. puumahana wuxuu ka korreeyay jilbaha. sida la og yahay salaadda waxay leedahay shuruud ay ku ansaxayso. shuruudaha salaadda waxaa ka mid ah in cawrada in la asturo nin iyo […]

Categories
News

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay Sawir nasoo gaaray wuxuu caddeynayaa in madaxweynaha Jamhuuriydda Somalilnad daabacay Kitaab jaamac, waxaana ku qoran galka gudaha kitaabka inuu isaga bixiyay qarashka daabacaadda musxafka. Somalilnad waa dad soomaali ah oo raba inay gooni u baxaan, waxayna sameysteen nidaam iyaga u gaar ah, waana dad nabadda jecel, marka ay soomaali […]

Categories
Sawirada

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee Sawirka gabadhan waa sawir u muuqda qaab jin ah ama guulguul , laakin marka aad eegto sawirka adoo indhaha soo ururinaya waxaa kuu muuqanaya sawir ka duwan kan aad u jeedo. isku day indhahaag soo laab adoo eegaya waxaa kuu muuqanaya sawir gabar qosleysa ama dhoolacadeynaysa. marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Shaaha liin lagu daray waxtarka uu leeyahay

Shaaha liin lagu daray waxtarka uu leeyahay Shaaha liin dhanaan lagu daray muxuu jirkaaga ku sameeyaa dhakhaatiirta cuntada iyo caafimaadka waxay sheegeen faa’idooyinka uu leeyahay shaaha liinta lagu daro waxaa ka mid ah 1- maskaxda ayuu xoojiyaa qofka mar kasta cabba xifdigiisa aad buu siyaadaa. 2- dufinta cuntada iyo sokorta inuu jirka dhuuqo ayuu ka […]