Shaaha liin lagu daray waxtarka uu leeyahay
Shaaha liin dhanaan lagu daray muxuu jirkaaga ku sameeyaa dhakhaatiirta cuntada iyo caafimaadka waxay sheegeen faa’idooyinka uu leeyahay shaaha liinta lagu daro waxaa ka mid ah

1- maskaxda ayuu xoojiyaa qofka mar kasta cabba xifdigiisa aad buu siyaadaa.
2- dufinta cuntada iyo sokorta inuu jirka dhuuqo ayuu ka ilaaliyaa.
3- isdifaaca jirka ayuu adkeeyaa taasoo jirrooyin badan reebta maxaa yeelay wuxuu wataa vitamin C oo liinta ku badan.
4- maqaarka wuxuu ka reebaa kansarka oo ka imaan kara shucaaca qaarkii.
5- sanbabka ayuu nadiifiiyaa wUxuuna kasoo saaraa hargabka ku dheggan.
6- beerka ayuu nadiifiyaa si sunta ay jirka uga baxdo.
7- firfircooni ayuu siiyaa qofka sidaa awgeed dadka cayaartoyda waa la siiyaa shaaha liinta lagu daray.
8- wuxuu gibilka ka dhigaa mid dhalaalaya sidoo kale finkana wuu ka tirtiraa.
9- wadnaha ayuu xoojiyaa kana nadiifiyaa dhiigmareenadiisa waxyaalaha ku dhegdhega oo keeni kara cudurada wadnaha
Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka
What does lemon tea do to your body? Dieticians and health experts have said that the benefits of lemon tea include:
1- It strengthens the brain, and the person who drinks it every time increases their memory.
2- It prevents food fat and sugar from being absorbed by the body.
3- It strengthens the body’s defenses, which prevents many diseases because it contains vitamin C, which is abundant in lemons.
4- It protects the skin from cancer that can come from some radiation.
5- It cleanses the lungs and removes the cold that has stuck to them.
6- It cleanses the liver so that toxins can be removed from the body.
7- It gives the person energy, so athletes are given lemon tea.
8- It makes the stomach shiny and also removes acne.
9- It strengthens the heart and cleanses its blood vessels of substances that can cause heart disease.
