Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka

Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka Geedka babaayga waxaa la dhahaa afka carabiga الباباز ama الببايا ama الببو ama العمب ama العمبرود ama فاكهة الملائكة Afka ingiriiska English waxaa la dhahaa: Carica papaya. Geedka babaayga wuxuu wataa Vitamin A wuxuu u roon yahay jirka iyo maqaarka iyo timaha. qofka babaayga aad u cuna dhaqsi uma […]
