Categories
News

Rwanda oo Smart phones soo saarayso

Rwanda oo Smart phones soo saarayso Madaxweynaha wadanka RWANDA  Paul Kagame ayaa maanta caasimadda Kigali ka furay warshadii ugu horaysay ee samaynasa Talefanada Mobilka “Smart Phones” oo lagu sameeyay Afrika. Engineerada iyo khubarada Software samaynaya ayaa u wada dhashay dalkiisa. Dhowr bilood ka hor ayaa Ruwanda hawada sare u dirtay Dayax gacmeed ay leeyihiin ayaga […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Talooyinka Consultation

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado

Dabeecadaha dadka sida lagu ogaado Dabeecadaha dadka qaabab badan ayay u kala baxaan, sida lagu garto aad bay u adag tahay qofka haddaan lala dhaqmin. Xadiiskan waxaan ka faa’idaynaa astaamaha lagu garto dabeecadaha dadka. Qaababka qofka lagu ogaan karo dabcigiisa inuu yahay qof wanaagsan ama qof xun, waxaa laga wariay Cumar bin Alkhaddaab arrin tilmaamayso […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Waa maxay daawada bulshada bukan

Bulshada waxay u bukataa sida uu jirka aadanaha u bukado, haddaba waa maxay daawada jirka u baahan yahay markuu bukado. Bulshada waxyaabo badan ayaa jira lagu hagaajin karo, nusuus badan ayaa kusoo aroortay daawada bulshada bukan wuxuu leeyahay Alle: {يَاأَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Sidey diinta islaamka shaqada u aragto

Sidey diinta islaamka shaqada u aragto Shaqada waxay ka mid tahay waxyaalaha aadanaha uu ku noolaado intuu joogo dunida soomaalida waxay dhahaan nimaan shaqaysanin shaah waa ka xaaraan, inkastoo sidaas ay dhahaan haddana waxaad arkaysaa badankooda shaxaadka ayay ka helaan. Marka shaqada aad eegto waxaad ogaanaysaa sharaf iyo qiime inay leedahay, umadda shaqaysata ayaa ka […]

Categories
Bulsho Society

Nanac burbur halkee buu ka yimid

Nanac burbur halkee buu ka yimid Soomaalida guud ahaan ma aha dad cunto ka helo. waxay cuni jireen soomaalida hilib iyo caano iyo soor kaliya. mana garanayaan cunto kala duwan inay cunaan. laakin dadka kasoo galay India iyo Yemen ayaa waxay keeneen dhaqamo kala duwan oo la xiriira cuntada iyo macmacaanka. waxaad dareemaysaa dadka aad […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Farta sida loo qurxiyo iyo qiimaha ay leedahay

Farta sida loo qurxiyo iyo qiimaha ay leedahay Farta quruxda badan waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xagga waxbarashada. qofka marka uu fartiisa qurxiyo wuxuu dareemayaa inuu wixii uu qoray la akhrin karo, inkastoo samanka aan joogno dadka ay wax ku qoraan qalin aan caadi ahayn sidda keyboarka haddana ardayda way u baahan […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Calooleyda meelaha aan laga cunin

Calooleyda meelaha aan laga cunin Soomaali waxaa jira meelo aan laga cunin calooleyda. siiba dadka ku nool goballada fog. calooleyda waxaa aad looga cunaa koonfurta waxaana u badan dadka reer xamarka. waxay u kariyaan qaab aad u macaan badan.   adduunka guud ahaan aad baa looga jecel yahay calooleyda. siiba dalalka carabta, calooleyda waxay ka […]