Sawirada qaar ka mid ah ardayda qalinjabisay
Ardaydan waxay ka qalainjabiyeen jaamacad ku taalla magaalada Muqdisho.

sida la og yahay aad bay usoo badanayaan dadka waxbarashada dhameeyay gaar ahaan heerka jaamacadda.
gabdho iyo wiilalba way ku jiraan dadka maanta waxa baranaya.
sawiradan waa qeyb ka mid ah sawirada dadka qalinjabiyay oo shahaadada la guddoonsiiyay.
ardayda jaamacadaha dhigta aad bay u badan yihiin sanadahan
Sawiro qalinjabin 2019 Somalia
Beautiful pictures show the educational activity in Somali universities
Some pictures of the graduates
These students graduated from a university in Mogadishu
As is known, the number of people who have completed their education is increasing, especially at the university level.
Both girls and boys are among the people who are studying today.
These pictures are some of the pictures of the graduates who were awarded their degrees.
The number of students attending universities has increased significantly in recent years.
