Cunto aan cunay ayaan ka shakiyey inuu khansiir ku jiro

Cunto aan cunay ayaan ka shakiyey inuu khansiir ku jiro

Su’aasha: Asc waxan rabaa inan ku weydiiyo sual aan aad ugu walwalsanahay hadadan aan ku wax kuso qoroyo safar ayan ahay oo waxan joga Airport ka, waxan cunto ka iibsaday airport ka dhexdisa dalab ka aan ugu shegay inan wax gansir igu dari karin arkan gate an diyarada ka raaci rabay markan imaday waxan cuntada […]

Hilibka dhurwaaga mala cuni karaa

Hilibka dhurwaaga mala cuni karaa

Su’aasha: Waxan idin weydiinayaa mala cuni karaa waraabe ama dhurwaa  waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray oo dhurwaaga baneenaya xadiiskaas ma saxiix baa walalayaal Jawaabta: Culimada muslimiinta hore way isku khilaafeen cunidda hilibka dhurwaaga ama waarabaha, culimada mad’habka xanafiga waxay u arkeen inuu yahay waraabaha xaaraan waxayna daliilsadeen xadiis muslin wariyay oo ah:   (أَنَّ […]