Sixirka waxbarashada sida loo daaweeyo Su’aasha: Waxaan umalaynaysa inla iga sixray waxbarashada waayo hadaan wax akhri isdhahoba waan xanuunsanayA Ila taliya maxaa xala Waxbarashadans kama hadhikaroo waa sanad kii igu danbeeyay Jawaabta: Sixirka waxbarashada waa wax jiro, saaxirka wuxuu ku salidaa qofka la rabo in laga reebo waxbarashada shayaadiin oo ka celinaysa inuu wax barto. […]
