Waxtarka furutiska xagga caafimaadka qofka
Furuudka aad buu ugu fiican yahay caafimaadka.
wuxuu socodsiiyaa caloosha marka qofka cunayo lagama yaabo inuu noqdo qof calooshiisu ay fadhiso.

Teeda kale jirrooyinka badankooda waxay ka yimaadaan marka ay caloosha fariisato.
haddaad rabto cunto caafimaad leh waxaa lagaa rabaa inaad badsato cunidda furuudka.
Dadka soomaaliyeed dhaqankooda marka la eego furuudka uma arkaan cunto dhammaytiran oo qofka ku noolaan karo
waxay u arkaan wax qofka uu ku baashaalo marka uu dhergo laakin dhabta waxay tahay middaas cagsigeeda, qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo furuudka.
Cuntada iyo cabitaanka caloosha weyneeya
Fruit is very good for health.It keeps the stomach moving, so when a person eats it, it is unlikely that he will become a person with a full stomach.
On the other hand, most diseases come from a full stomach. If you want a healthy diet, you are required to eat more fruit.
Somali people, in their culture, do not see fruit as a complete food that a person can live on,
they see it as something that a person can enjoy when he is full, but in reality,
the opposite is true, a person is required to work hard on fruit.
