Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan

Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan

Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan Su’aasha: Axaadiista injirta fasirkooda waa sidee ma sh umal Ayaa ku saxan Mise suufida? Jawaabta: Xadiis ayaa soo arooray oo tilmaamaya nabiga (SCW) madixiisa in ay xaaskiisa u fiirfiirin jirtay waxaa la mid ah axaadiis kale iyaga isla macnahaas wata waxaa ka mid ah xadiiskan: (عَنْ […]

Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi

Sheekh umal iyo sheekh macwasaraawi

Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi Sheekh Almacsaraawi wuxuu ka mid yahay culimada dalka Masar waana professor jaamacadda Alazhar wax dhiga. wuxuuna caan ku yahay qiraa’aatka quraanka kariimka, wuxuu ku leeyahay magaalada Qaahira xarumo loogu talaggalay in lagu xifdiyo quraanka kariimka oo shahaadooyin takhasus lagu bixiyo. sawirka halkan ka muuqa waa kulan dhex maray sheekh […]

Sawirada Sheekh Umal ee kulanka Muqdisho

Sawirada Sheekh Umal ee kulanka Muqdisho

Sawirada Sheekh Umal ee kulanka Muqdisho Wasaarada Owqaafta iyo arimaha diinta XFS ayaa soo agaasintay kulan lagu soo dhaweynayay Sheikh Maxamed Cabdi (Umal) oo ka mid ah culumada Soomaaliyed.   waxaa kasoo qaybgalay kulankaas culimo badan soomaaliyeed oo halkaas kusoo dhoweeyay sheekh umal. sawirada halkaas laga soo qaaday oo kuwan ah iyo dadka martiada ka […]

Sawirada kulanka Sh Umal iyo MD Farmaajo

blank

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdulahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee qaar ka mid ah gobollada dalka iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan dadaallada gurmadka ee shacabka Soomaaliyeed ay u fidinayaan walaalahooda ku dhibaataysan fatahaadda waxa uu ka dhageystay xubnahan oo isugu jiray […]

Kulanka daaciga Abuukar Maxamed iyo Sh Umal

Kulanka daaciga Abuukar Maxamed iyo Sh Umal

Kulanka daaciga Abuukar Maxamed iyo Sh Umal Daaciga dhalinyarada ah oo lagu magacaabo Abuukar Maxamed ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Abuukat oo u bandhigay kitaabka uu qoray oo lagu magacaabo “Ku Raaxayso Noloshaada” sawiro ayay iska galeen waa kuwan sawirada: […]