Waa maxay kacsiga beenta Su’aasha: su’aal aan qabaa waxaan maqlaa mararka qaarkooda kacsiga beenta hadaba ma iga jaahil bixin kartaan kacsiga benta maxaa kaga wadaa. Jawaabta: Sida la og yahay kacsiga waa midka wadaya nolosha guurka ama raaxada guurka oo qancisa ninka iyo xaaskiisa. haddaba muxuu yahay kacsiga beent? kacsiga beenta waxaa laga wadaa kacsiga […]
